Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodon, agagaarka isgoyska Banaadir.
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo Koonfurt Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu Qarax Miino uu haleelay Gaari BL ay oo marayay degaanada Koonfura…
Qarax xoog leh ayaa ka dhacay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadak Carabta, kaasoo gilgilay qeybo ka mida magaalada.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii is-miidaminta ahaa ee galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ah oo Galabtaka dhacay Magaalada Muqdisho.
Puntland ayaa ku eedeysay ururka Daacish, qeybta Soomaaliya inay ka danbeeyeen qarixii lala beegsaday kolonyo ay la socdeen mas’uuliyiin uu…
Qarax miinada dhulka la geliyo ah ayaa subaxnimadii hore ee maanta waxaa lala beegsaday gaadiid kolonyo ah oo ay la…
Waxaa caawa qaraxyo dhowr ah laga maqlay caasimadda Muqdisho, iyadoo ay Miino ku qarxday Gaari marayey agagaarka Isgoyska Taleex ee…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay degaanka Biyo-cadde ee Gobolka Sh/Dhexe.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo lala beegsaday saldhiga ciidamada…
Waxaa sii kordhay qasaaraha qarixii is-miidaaminta ee ka dhacay xerada ciidamada Jeneraal Dhega-badan, iyadoo dhaawacyo badan la geeyay isbitaallada Muqdisho.
Faahfaahin dheerad ah ayaa laga helayaa qarax uu fuliyey qof is-miidaamiye ahaa oo isku qarxiyey Xerada ciidamada ee Genaraal Dhega…
Alshabaab ayaa falal qaraxyo iyo dil ka fulisay caasimadda Muqdisho iyo degaanka Jazeera ee Gobolka Sh/hoose.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga heayaa qarax ka dhacay Isgoyska Macallin Nuur, agagaarka Ex. Kontrol Afgooye ee degmada Dharkeynley, magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay caasimada Muqdisho, kaasoo lagu sheegay inuu geystay qof isku soo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay agagaarka Isgoyska KM4.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Baydhaba, kaasoo dhaliyey qasaare isugu jira dhimasho iyo…
Qarax Miino ayaa ka dhacay degaanka Garasbaaley ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu dilay guddoomiyihii degaankaasi.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Koonfurta magaalada.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa tacsi u diray saraakiishii iyo dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay…
