Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax loo qof is-miidaamiye ah uu ka dhacay caasimadda.
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegyaa inuu Goor dhoweyd ka dhacay Qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday Guddoomiyaha Gobolka…
Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu aaskay dhalinyarradii lagu laayey qarixii Saddexda Geed ee degmada Shangaani ka dhacay xalay, iyadoo baroordiiq…
Madaxda Soomaalida ee heer Federaal iyo Dowlad Goboleed ayaa ka tacsiyadeeyay dhalinyaradii lagu dilay qaraxii Xalay ka dhacay degmada Shangaani…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maqribtii caawa ka dhacay degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax weyn laga maqlay xaafado ka tirsan degmooyinka Shangaani iyo…
Ciidamada Booliska ayaa soo bandhigay waxyaabaha qarxa oo la sheegay in lagu soo qabtay howlgallo ay sameeyeen ciidamada iyo afar…
Shan qof oo rayid ah ayaa ku dhintay Qarax Miino oo saaka ka dhacay Suuq ku dhow xarunta degmada Dayniile…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Laanta dambi-baarista Puntland lala begsaday qarax Gaarigiisa magaalada Gaalkacyo.
Alshabaab ayaa shaacisay inay saka qarax is-miidaamin ah ku qaaday ciidamo isugu jira Somalia iyo ajnabi oo dhaqdhaqaaq ka waday…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa qarax lala beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada…
Waxaa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho lagu qarxiyay Gaari halkaasi ka waday wacyi gelinta Cudurka Covid-19 oo cod-baahiye ku xirnaa,…
Qarax ayaa caawa ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, iyadoo faahfaahin dheeraad ah laga helayo.
Waxaa sii kordhaya qasaaraha uu dhaliyey qarixii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Maqaayadda Lul Yemani ee degmada Xamarjajab, agagaarka…
Booliska ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii qaraxa ahaa ee caawa lagu qaaday Baarka Lulu Yemani ee degmada Xamarjajab, magaalada Muqdisho.
Dad badan ayaa dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray Weerar Gaari Qaraxyo sida oo caawa lagu qaaday Baarka Lul Yemani ee…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd laga maqlay qeybo badan oo ka mida caasimadda Muqdisho.
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan in lala beegsaday mas’uuliyiin.
Cidamad Amniga ayaa xiray Wadadda aada garoonka Diyaaradaha Muqdisho, agagaarka Isgoyska KM 4, kadib markii Gaari hakaasi la dhigay looga…
Taliyaha ciidanka booliska ee degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir ayaa ku dhaawacmay qarax ka hor ka dhacay Saldhigga booliska…
