Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Qarax is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo…
Browsing: Qarax
Iyadoo xaaladda Amniga caasimadda Muqdisho ay sii xumaatay muddooyinkii ugu danbeeyay ayaa waxaa si aan hore loo arag u kordhay…
Qarax xoog leh ayaa Caawa laga maqlay degmoooyinka caasimadda Muqdisho, iyadoo faahfaahinta qaraxaasi ay soo baxeyso.
Faahfahain dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax xoog leh oo lala beegsaday Gaadiid ay la socdeen ciidamada Nabadsugidda maamulka Galmudug.
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir.
Saraakiisha Ciidamada Milateriga ee ka howlgala Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo bandhigay meydad iyo dhaawac xubno ka tiran Alshabaab, kadib howlgal…
Jen. Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) ayaa sheegay inuusan Hotelka Afrik ku sugneyn markii qaraxa iyo weerarka Alshabaab ka dhacay,…
Waxaa rasaas iyo qaraxyo laga maqlayaa gudaha Hotelka Afirk ee magaalada Muqdisho oo ay galabta weerar ku bilowday qaraxyo ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax lagu weerraray Hotelka Afrik ee ku yaalla agagaarka Isgoyska KM…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay Caasimadda, gaar ahaan jidka taga Garoonka Muqdisho, waxaana laga maqlay inta badan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax lala beegsaday kolonyo ay la socdeen Guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose iyo saraakiil ka tirsan…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday kolonyo ciidamada kumaandooska Danab ka tirsan oo marayay agagaarka…
Jugta Qarax weyn ayaa goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo ay warar kala duwan kasoo baxayaan.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qarax lala beegsaday Kolonyo uu la socday Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Jen. Maxamed C/raxmaan Aadan.
Qarax weyn oo laga maqlay inta badan degmooyinka caasimadda ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inay laba qarax oo is xigay ka dhaceen bar koontarool…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Turkiga ayaa ka hadashay Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo muwaadiniin Turki ah kasoo gaaray qaraxii maanta…
Wararka laga helayo degaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax halkaasi ka dhacay, kaasoo lala beegsaday…
Kadib baaritaan saddex maalmood socday ayaa lagu ogaaday in Nin caddaan ah oo 63 sano jir ah uu isku qarxiyay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb qaatay Aas qaran oo loogu sameeyay saraakiishii lagu dilay…
