Warbaahinta Alshabaab ayaa shaacisay mas’uuliyiin u badan maamulka degmada Wardhiigley oo lagu dilay ama ku dhaawacmay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee…
Browsing: Qarax
Burbur xoog leh ayaa gaaray xarunta Degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. kadib Qarax Ismiidaamin ah oo lagu weeraray Xaruntaasi maanta…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax weyn ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga healy Qarax Gaari lagu xiray Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoysyada KM4…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheega inuu Qarax saaka ka dhacay magaaladaasi, siiba halka laga galo xarunta Maxkamadda Darajada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya inuu Qarax ka dhacay agagaarka Xarunta Denbi Baarista ee CID-da magaalada Muqdisho oo…
Wararak laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) uu ka badbaaday qaraxa lala…
Warraka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay magaalada, iyadoo gaari uu ku qarxay halkaasi.
Dad badan ayaa ku dhintay qaraxyo is daba joog ah oo lagu qaaday Kaniisado iyo hoteello ku yaalla dalka Srilanka,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Galabta ka dhacay maqaayad ku dhow saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax gaari oo goor dhoweyd ka dhacay Wadadda Maka Almukaram, gaar ahaan agagaarka isgoyska…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxa gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Gaari oo caawa fiidkii ka dhacay iridka Dugsiga Sare ee Booliska Jen. Kaahiye.
Qarax xoog leh oo laga maqlay inta badan caasimadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka dhacay agagaarka Dugsiya Sare ee Booliska…
Qarax loo adeegsaday miinada dhulka la geliyo ayaa Caawa lala beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayey agagaarka Siinka…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa War Cambaareyn ah kasoo saartay qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo dad ka badan 16 qof…
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa tirakoon uu iskiis isu xil saaray ku soo sameeyay dhimashada…
Xarakada Alshabab ayaa mudo shan saacadood ah kadib sheegatay mas’uuliyadda qarax maanta lagu weerarray Baar ku yaalla Wadadda Maka Almukarama…
Qasaarasha ka dhashay qarax maanta duhurtii ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sii kordhay, iyadoo qaraxaasi lala beegsaday Maqaayadda Bilsan ee…
