Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoog leh oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo ka dhashay Gaari laga buuxiyey…
Browsing: Qarax
Qarax ayaa goor dhoweyd laga maqlay qeybo ka mida caasimadda magaalada Muqdisho, iyadoo muddooyinkii dambe ay sii kordheen qaraxyada.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadda Cali Kamiin ee degmada Wardhiigley.
Qarax xoog leh ayaa caawa fiidkii ka dhacay xaafadda Cali Kamiin ee caasimadda Muqdisho, iyadoo loo adeegsaday miinada dhulka la…
Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho ayaa dhaliyey dab xoog leh oo ka kacay Gaariga, iyadoo uu waxyeelo u geystay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho, siiba meel u dhow…
Jaamacadda SIMAD ayaa faahfaahin ka bixisay qarax uu ku dhintay mid ka mida shaqaalaheeda oo ka dhacay degmada Hodon ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Gaari oo saakay ka dhacay Xaafadda NBC ee Degmada Hodan, magaalada Muqdisho.
Waxaa la xaqiijiyey in Wasiir ku xigeenkii wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda Soomalaiya lagu dilay weerarkii dableyda Alshabaab ku qaadeen…
Ciidamada Amiga dowlada Soomaaliya ayaa soo afjaray weerarkii dableyda Alshabaab ku galeen xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee degmada Shangaani,…
Wararkii ugu danbeeyay ee qaraxyadii Muqdisho aya sheegaya in dabley hubeysan ay gudaha u galeen xarumo wasaaradeed oo ku yaalla…
Qarax labaad goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib qaraxii joowaad oo lagu weeraray xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda…
Qarax xoog eh oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu weerarray xarun Wasaarad ka tirsan…
Qarax ayaa goor dhoweyd laga maqlay caasimadda Muqdisho ee Soomaaliya oo maalmihii ugu dambeeyay ku jirtay heegan amni.
Wararkii ugu danbeeyay qarixii Gaari ee caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gar ahaan Igoyska KM 4 ayaa la sheegay inuu…
Haweeneyka mida shaqaalaha rayidka ee dowladda Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigeeda oo galabta ka dhacay dhabarka danbe…
Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay degmada H/wadaag, magaalada Muqdisho, iyadoo gaariga uu dab xoog leh…
Waxaa isku day khaarijin ah ka badbaaday sarkaal sare oo ka tirsan Hay’dda Denbi baarista CID-da ee Booliska Soomaaliyeed.
Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa goor dhoweyd ku qarxay magaalada Muqdisho, sida ay sheegayaan wararkii ugu danbeeyay ee…
Qarax Miino oo ah nooca dhulka ayaa ka dhacay degaanka Arbacoow ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaasoo u dhow Saldhig ay…
