Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay galabta isgoyska Taleex ee Magaalada Muqidsho, iyadoo la dhigay Albaabka Xarunta Bankiga…
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax gaari goor dhoweyd ka dhacay caasimadda Soomaaliya.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino oo manta ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax Gaari uu ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa saaka weerar culus ku qaaday saldhiga ciidamada Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo, iyadoo warar kala duwan…
Wararka laga helayo Magalada Baydhaba ayaa sheegaya in Caawa uu qarax ka dahcay magaalada oo ay ku sugan yihiin madaxda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax gaari lagu soo xiray waxyaabaha qaraxa uu goor dhoweyd ka dhacay…
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerarka lagu qaaday Hotelka Dusit2 ee magaalada Naurobi, waxaana tacsi…
Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay soo afjartay howlgalkii hotelka Dusit ee magaalada Nairobi oo ay galabta weerar ku galeen dabley…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo xubno la socday ayaa la sheegay inay ku sugnaayeen hotelka Dusit2 ee…
Qarax kale ayaa ka dhacay Hotelka weerarku ka socdo ee magaalada Nairobi, oo kooxda Alshabaab ay sheegatay inay howlgal ka…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay iyadu ka dambeyso oo ay qaaday weerar ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar lagu qaaday Hotelka Dusit 2 ee magaalada Niarobi, dalka Kenya.
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay hotel ku yaalla magaaladaasi, isla markaana rasaas laga maqlay…
Warara laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar Bam lagu qaaday guriga Guddoomiyaha Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir Maxamed…
Qarax xoog leh ayaa ka dhacay magaalada Paris ee dalka Fransiiska, kadib markii ay mar kaliya qaraxday xarun Foorno ku…
Gaari lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu ahaa waxyaabaha qarxa oo loogu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Gaari ku qarxay agagaarka Isbitaal Digfeer ee degmada Hodon, Magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh uu ka dhacay bartamaha magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
