Qaraxa Bam gacmeed ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii nin laga shakiyey ay eryadeen ciidamada amniga.
Browsing: Qarax
Kooxda Al Shabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii isku qarxiyey Barta laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya ee…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya inuu Qarax Miino uu maanta ka dhacay Guriga uu Magaalada uu ka deganaa …
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax gaari oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa uu ka dhacay magaalada…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay qarax ka dhacay magaalada Baydhaba oo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.
C/qaadir Abuukar Shaacir oo ahaa dil-suge ay maxkamadda ciidamada qalabka sida ku xukunta dil toogasho 06-dii Disembar 2017 ayaa saaka…
Allaha u naxariistee Faysal Salaad Samow wuxuu ka mid ahaa dhalinyarada aadka u fir-fircoon ee dalka gudisiisa wax ku bartay,…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar…
Waxaa galabta magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariiste weriye Cawil Daahir Salaad iyo saddex ka mida shaqaalaha Telefishanka Universal…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa War kasoo saaray Qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, isagoo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay…
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca amniga Maxamed Cabdullaahi Tuulah ayaa ka hadlay qaraxii maanta ka dhacay Tiyaatarka Muqdisho…
In ka badan 20 qo oo u badan ciidamo ayaa ku dhintay qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo ay…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa shaacisay in gacanta lagu soo dhigay ninkii hoggaaminayey qaraxyadii maanta Muqdisho ka dhacay oo…
Waxaa sii kordhaya faahfaahinta laga helayo qasaaraha ay dhaliyeen qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Tiyaatarka Qaranka…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxyo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho oo dhaliyey qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Wararkii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Gaari saddexaad oo looga shakisan yahay inuu sido waxybaaha qarxa ayaa lagu…
Qarax labaad oo aad u weyn ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay agagaarka Madaxtooyada, gaar ahaan Tiyaatarka Qaranka oo ah Bar laga ilaaliyo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax goor dhoweyd oo caawa ah ka dhacay isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.
