Wararka laga helayo magalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada.
Browsing: Qarax
Ciidamada Amniga maamulka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa sheegay inay qabteen gaari siday Bambooyin iyo waxyaabaha qaraxa oo la…
Faahfaahin dheeraad ah ay kasooo baxaysa Askar lagu qarxiyey agagaarka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Qarax miino uu haleelay Gaari nooca ciidamada ah oo mareyay duleedka magaalada Muqdisho.…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamreeb ayaa sheegay inuu halkaasi ka socdo howlgal lagu baadi goobayo waxyaabaha qarxa oo la sheegay…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay qarixii ka dhacay degaanka Dhannaane ee Gobolka Sh/hoose oo lagu dilay galabta Taliyihii Guutada 12-ka April…
Taliyihii Guutada 12-ka April ee ciidamada milateriga Soomaaliya Jen. Cumar Aadan (Cumar Dheere) ayaa lagu dilay qarax ka dhacay Gobolka Sh/hoose…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Miino lagu dilay saraakiil iyo ciidamo ka tirsan ciidamada milateriga Soomaaliya.
Qarax is-miidamin ah ayaa lagu qaaday xarunta booliska magaalo xeebeedka Chabahar ee koonfurta bari ee dalka Iraan, kaasoo geystay qasaare isugu…
Xaaldda saxafiga Ismaciil Sheekh Khaliif ayaa degan, iyadoo uu dhaawac kasoo gaaray qarax loogu xiray gaarigiisa magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Weriye caan ah oo ka howlgala magaalada Muqdisho uu qarxay gaarigiisa, kadib markii…
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay weerarkii lagu dilay Cabdiweli Sheekh Cilmi Yare ee magaalada Gaalkacyo, isagoo bogaadiyey tallaabadii…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Bakaaraha.
Qof ayaa ku dhintay, laba kalena waa ku dhaawacmeen Gaari ku qarxay agagaarka Sayidka, wadadda Maka Almukarama ee magaaada Muqdisho…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Sayidka ee laga ilaaliyo…
Qarax Miino ayaa ka dhacay degaanka Tabeellaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Magaalada Muqdisho, kaasoo la sheegay in lala beegsaday ciidamo…
Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay qof la sheegay inuu ahaa maskaxdii…
Waxaa baraha bulshada ee Soomaalidu ku xiriirto hareeyay doodii ugu kululeyd ee ka dhalatay dal qarax iyo weerar isugu jira…
Wararkii ugu danbeeyay qaraxii duhurnimadii maanta ka dhacay Suuqa Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dhaliyey qasaare…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay xaafadda Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, Gobolka Banadir.
