Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh ka dhacay xaafadda Kaawo-godey ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho.
Browsing: Qarax
Kooxda Alshabaab ay war ay soo saartay ku sheegtay inay khaarijiyeen wadaadka C/weli Cilmi Yare oo xaruntiisu tahay Koonfurta magaalada…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inay ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Soomaliya ay soo afjareen weerarkii saaka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar jid-gooyo ah u dhigeen ciidamo ka tirsan dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo ka dhashay miinooyin ay ka dhaceen magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa ka hadlay Qarax uu maanta ka badbaaday, kaasoo loogu Gaarigiisa.
Mid ka mida xildhibaannada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qarax loogu xiray gaarigiisa oo loo qorsheeyay in lagu dilo.
Qarax gaari ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo wararkii ugu horeeyay sheegayaan inuu ahaa mid lala beegsaday Gaari…
Faafhaahin dheeraad aha ayaa ka soo baxeysa Qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan degaanka Weydo ee u…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog ka dhacay degaanka KM 13 ee duleedka magaalada caasimadda ah…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay qarax miino oo ka dhacay Muqidsho ku dishay askar ka tirsan ciidamada AMISOM.
Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa shaaciyey in isaga iyo xildhibaanno kale ay degan yihiin Hotelka Saxafi, isla markaasina loo qorsheeyay…
Kooxda Alshabaab ayaa shaaciyey ninka labaad ee isku qarxiyey Hotelka saxafi ee magaalada Muqdisho oo Jicmihii hore lagu qaaday weerarro…
Warbaahinta kooxda Alshabaab ayaa baahisay warbixin ku saabsan mid ka mida raggii fuliyey qaraxyadii ka dhacay Hotelka Saxafi Jimcihii 9-ka…
Waxaa aad u sii kordhay Qasaaraha ka dhashay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqidsho ee lala beegsaday Hotelka Saxafi, iyadoo…
Waxaa si weyn sare ugu kacay qasaaraha ka dhashay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqidsho ee lala beegsaday Hotelka Saxafi.
Kusimaha Madaxweynah , ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa cambaareeyay weerarkii qaraxyada ee ka dhacay ee Alshabaab…
Hay’adaha Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saaray qaraxyadii is daba joogga ahaa ee galabta lagu qaaday Hotelka Saxafi ee…
Waxaa sii kordhaya qasaaraha Qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagu beegsaday Hotelka Saxafi ee KM4.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qaraxyo is daba joog ahaa oo ka dhacay Magaalada Muqdisho, kuwaasoo lagu weeraray hotelka…
