Waxaa magaalada Muqdisho Galabta Shan Daqiiqo gudahood ka dhacay Saddex qarax oo aad u culus ayaa laga maqlay magaalada Muqdisho…
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabelle lagu dilay qarax loogu xiray Gaarigiisa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay agagaarka Beerta Nabadda ee u dhow Madaxtooyada Soomaaliya.
Dadweyne careysay ayaa bannaanbax ay uga soo horjeedaan ciidamada AMISOM ka dhigay magaalada Muqidsho, kadib markii ay ciidamadaasi dileen dad…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax culus lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa NISA oo gaari ay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar Dabley hubeysan oo ka tirsan Alshabaab ay xalay ku qaaday ciidamo ka tirsan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax gaari oo Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay aya sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mida degmooyinka caasimadda.
Wararka laga helayo dalka Tunisia aya sheegaya in haweeney ay bartamaha caasimadda dalkaasi ka fulisay weera is miidaamin ah.
Qarax miino ayaa lala beegsaday kolonyo ciidammo Itoobiyaan ah oo marayay deegaanka Ceel Gaal oo 15 km bari ka jira…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dagaal qaraar uu ka qarxay magaalada, iyadoo uu dhex marayo ciidamo ka…
Qaar ka mida dhaawacyada Qaraxyadii magaalada Baydhaba ayaa Galabta la keenay magaalada Muqdisho, kadib markii laga soo duuliyey Baydhaba.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war uu ka soo saaray qaraxyadii magaalada Baydhaba ka dhacay wuxuu faray Xukuumadda inay…
Laba qaraxa ayaa ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo qasaare xoog leh ka dhashay…
Qarax Gaari waxyaabaha lagu soo xiray ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo loogu xiray mid ka mida Shaqaalaha maamulka Gobolka…
Wararlaga helayo magaalad Muqdisho ayaa sheegay in qaraxyo ay ka dhaceen degmada Yaaqshiid, gaar ahaan agagaarka warshada Baastada.
Xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray weerarkii is-miidaaminta ah ee Alshabaab ay ku qaadeen kolonyo ciidamada Talyaaniga…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay Qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday saraakiil ajnabi ah oo la sheegay inay ka tirsan yihiin…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax lala beegsaday ciidamo ka tiran mlateriga Talyaaniga.
Qarax xoog leh ayaa laga maqlay goor dhoweyd magaalada Muqdisho, iyadoo qeybo badan oo ka tirsan magaalada laga dareemay qaraxaasi.
