Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inay qaraxyo ka dhaceen degmada Ceelwaaq, iyadoo la beegsaday Maqaayad ku dhow Saldhigga…
Browsing: Qarax
Waraka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay Suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha.
Qarax nooca miinada oo ka dhacay barta ciidamada Ex-kontrol Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Koox hubeysan ayaa maanta fal dil ah ka fulisay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo toogasho ku dilay iil dhalinyaro…
Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo maanta baabuurkiisa lagu qarxiyey magaalada Muqdisho, iyadoo uu ku dhintay walaalkiisa oo gaari waday.
Wararkii ugu danbeeyay qaraxyadii mattaanaha ee ahaa ee galabta ka dhacay Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu…
Labo gaari ayaa ku qarxay Isgoyska dabka ee Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in labada gaari ay haayeen kuwo lagu…
Qaar kam ida madaxda dowladda Soomaaliya ayaa booqday dhaawaca xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo xalay Gaari uu la socday lagu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax caawa lala beegsaday xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Gaari uu la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax gaari lagu xiray lagu dhaawacay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xarun degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir lagu kala cararray kadib gaari…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax xalay ka dhacay suuqa Bakaraha, kaasoo ka dhashay waxyaabo la dhigay agagaarka, Isgoyska…
A suicide car bomber rammed into a local government office in Somalia’s capital Mogadishu causing casualties, a security official said.
Xarunta degmada Hodon ayaa maanta lagu qaaday qarax is-miidamin ah oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo…
Qarax xoog leh ayaa saaka lala beegsaday xarunta degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, iyado laga maqlay inta badan magaalada.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ruxay qeybo badan oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka caasimadda ay ka war heleen Miino lagu aasay Isgoyska Bakaaraha ee…
Wararka laga hekayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xaafadda Siinay,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo opo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa booqday xarunta degmada Howlwadaag oo dhowaan qarax…
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo is-miidaamiyihii fuliyey weerarkii qaraxa ee lagu qaaday xarunta degmada…
