Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay Ex-kontrol Afgooye, kaasoo ahaa gaari lagu xiray miino.
Browsing: Qarax
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is miidaamin ah oo maanta Alshabaab ku weerartay xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada…
Qarax aad u xooggan oo is miidaamin ah lagu weeraray xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, iyadoo burbur weyn uu…
Weerar Qarax is-miidamin ah ayaa maanta lagu qaaday Xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, iyadoo burbur xoog leh kasoo gaaray…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa lagu weerarray xarunta degmada Howlwadaag ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa weerar lagu qaaday Xarunta degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarxay Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa, isagoo dhaliyey dhaawacyo soo gaaray…
Wararka laga heleyno gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in degaanka Buulalow oo ku yaalla duleedka degmada Afgooye qarax Miino lagula beegsaday…
Qarax Miino ayaa ka dhacay gelinkii dambe ee maanta xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa, magaalada Muqdisho iyadoo lala beegsaday…
War naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd qarax Gaari uu ka dhacay degmada Hodon ee magaalada…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegay in qarax lagu dilay shan askari oo ka tiran ciiiamada Kenya iyadoo 10…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo la sheega inuu ahaa Miino lagu…
Wararka laga helayo hay’aaha amniga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay ciidamda amniga qabeen Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qaraxa oo…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay qarax maanta lala beegsaday kolonyo uu la socday wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Colaad…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay agagaarka xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshbaab ayaa qaab cusub oo aan hore loo arag u filisay Qarax xalay ka dhacay degmada Hodon ee Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax Miino oo la sheegay in Geed ku yaalla wadadda dhinaceeda lagu…
Wararka laga helayo Gobolka Shabelle Hoose Adam sheegaya in qarax lala beegsaday Ciidamo uu watay abaan-duulihii hore ee Ciidamada Xogga…
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in waxyaabo qarxa iyo hub isugu jira lagu qabtay waqooyiga Itoobiya, siiba Gobolka…
