Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax culus oo ka dhacay agagaarka Isgoyska SOS ee degmada Heliwaa.
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho aya sheegaya qaraxyo lala beegsaday kolonyo ciidamada AMISOM ka tirsan oo ku…
Wararka laga heleyno Gobolka Bay ayaa sheegaya inuu Qarax Miino qabsaday Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku safrayay inta udhaxeysa Magaalooyinka…
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay Qaraxii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Baar dhowaan la furay oo ku yaalla meel…
Waxaa Caawa Qarax ka dhacay Baar ku yaalla Wadadda Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho, iyadoo wararku sheegayaan in weerarku…
Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qaraxa ayaa Caawa ka dhacay wadada Maka Al-mukarama, iyadoo lala beegsaday Baark…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn goor dhoweyd uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan jidka mashquulka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose, kaasoo…
War hadda soo dhacay ahaa sheegaya in qarax is-miidaamin ah u ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose oo ku…
Qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday siyaasiyiin ayaa caawa ka dhacay degmada Buuhoodle oo ay meel u dhaxeysa maamullada Puntland,…
Wararka laga helayo magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa sheegaya in qarax is-miidaamin ahaa uu caawa fiidki ka dhacay magaalada…
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax Gaari oo Saaka ka dhacay xaafadda Galmudug ee degmada Hodan, Gobolka Banaadir, kasoo…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Lix askari oo ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya ay ku dhinteen Qarax Miino…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Qarax miino ah lala beegsaday ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya, wadadda…
Kooxda Alshabaab ayaa shacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo Mid ka mida Ismiidaamiyihi fuliyey Weerarkii Qaraxa ahaa ee…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay Qaraxyo is xigay ay ka dhaceen xalay saq dhexe…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax gaarigiisa loogu xiray uu ku dhintay mas’uul ka tirsanaa shaqaalaha Wasaarada…
Qarax kale ahaa lala beegsaday Gaari uu watay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya, kaasoo ahaa Miino dhulka loo geliyey,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu xiray gaari yar oo…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya inuu Qarax haleelay kolonyo ay la socdeen mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Bay ee…
