Warbixin dheeraad ah ayaa laga helay weeraro loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa iyo dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab…
Browsing: Qarax
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen shaqaalaha gurmadka, weerarradii maanta lagu…
Kooxda Alshabaab ayaa ku sheegatay mas’uuliyadda weerarro qaraxyo ah oo ka dhacay agagaarka madaxtooyada magaalada Muqdisho.
Labo qarax oo loo adeegsaday laba Gaari ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Ceelgaabta iyo…
Qarax labaad ayaa ka dhacay agagaarka Madaxtooyada magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Ceelgaabta ee loo yaqaan MCH-ka Ceelgaab oo laga…
War hadda soo dhacay aya asheegaya inuu qarax weyn ka dhacay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay Magaca mid ka mia raggi fuliyey weerarkii qaraxyada ku bilwoday ee lagu qaada xarunta Otto Otto…
Wararka laga soo gaaraya Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax qasaare geystay uu…
Wararka laga helayo hay’adaha Amniga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciiidamada Amniga loo xiray weerarkii ka dhacay…
Waa saraakiil ajnabi ah oo si weyn u qalabeysan, waxaa loogu yeeraa khabiiro qaraxyada ku takhasusay, mid waliba wuxuu ku…
Gudoomiyihii hore ee Degmadda Qoryooley ee Gobolka Sh/Hoose Cusmaan Sheekh Cali Buraale ayaa Qarax miino lagu dilay duleedka degmadda Baraawe.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa loo xilsaaray inuu ka hadlo weerarkii…
Su’aalo badan ayaa dadku is weydiinayaan kadib qarixii maanta oo lala beegsaday labadii Wasaaradood ee Amniga qaabilsanaa ee Arrimaha Gudaha…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si kulul uga hadlay weerarkii maanta ay Alshabaab ku qaadeen xarunta Otto Otto ee Wasaaradaha…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan qasaaraha ka dhashay weerarkii Alshabaab ku qaaday xarunta Otto Otto ee Wasaaradaha Amniga iyo…
Ciidamada Amniga ayaa shaaciyay inay soo Afjareen Weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen xarunta Otto Otto ee ay wada degan yihiin…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Weerarka Alshabaab ku qaaday Xurunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha magaalada Muqdisho ee dhismaha Otto Otto,…
Maleeshiyada Alshabaab ee gudaha u gashay xarunta Otto Otto ee ay ku shaqeeyaan Wasaaraha Arrimaha gudaha iyo Amniga ayaa ka…
Wararkii ugu danbeeyay ee Qaraxa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyada ay ahaayeen laba qarax oo kala danbeeyay…
Wararkii ugu horeeyay Qarax xoog leh oo dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in lala beegsaday xarunta Wasaaradda Arrimaha…
