Faahfaahin ayaa kasoo baxday Qarax Gaari a oo glabata ka dhacay Isgoyska Sayidka ee wadadda Maka Al-mukarama oo ah bar…
Browsing: Qarax
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax maanta ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho xilli uu ku soo jeeday magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qaraxa uu ku qarxay duleedka Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kulul uga hadlay qarixii shalay ka dhacay hotelka Weheliye…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday Qarax gaari miineysan lagu fuliyey oo la dhigay ka soo horjeedka Hotelka Weheliye ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada iyadoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee Darajada Koowaad ayaa maanta la soo taagay eedeysanayaal ka tirsan Alshabaab oo lagu soo eedeeyay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo lala beegsaday gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda…
Wasiiru dowlihii Amniga Maamulka K/Galbeed iyo Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ku geeriyooday garax Gaari ay la socdeen qabsaday…
Fahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeyso Qarax haleelay Gaari ay la socdeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Maamullada Hirshabelle iyo K/Galbeed…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax qabsaday Gaari ay la socdeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Maamullada Hirshabelle iyo…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisey magaca iyo beesha uu ka soo jeedo is-miidaamiyihii fuliyey weerarkii is-miidaaminta ahaa ee lagu qaaday Jimcihii…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday shalay kolonyo ka tirsan AMISOM oo ku sii jeeday magaalada Jowhar.
Khasaaro xoog leh ayaa ka dhashay Qarax ismiidaamin ah oo maanta lagu weeraray saldhig ay ciidamada dowlada Soomaaliya ku leeyihiin…
Wararka laga helayo gobolka SH/Hoose ayaa sheegaya in qarax is-miidaam ah uu ka dhacay degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose.
Warara laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo waaweyn laga maqlay magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerar is-miidaamin ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho maanta Duhurnimadii.
Wararkii ugu danbeeyay Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Qaraxa uu geystay qof is-miidaamiyey.
Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ee magaalada Beledweyne Gobolka Hiiraan ayaagacanta ku dhigay Gaari loo diyaarinayey Qarax iyo dad fara badan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in la qabtay Gaari waxybaaho qarxa laga buuxiyay iyo rag lagu tuhunsan yahay Alshabaab…
