Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay soo baxday digniin ku saabsan weerarro argagixiso oo Alshabaab dooneyso inay ka…
Browsing: Qarax
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay nin kale oo ka mida maleeshiyadii kooxdaasi ee habeenkii Jimcaha ee 23-ka Bishan weerarka ku qaaday…
Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay weerarradii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay qaraxyadii xalay 23-ka Febraayo 2018 ka dhacay magaalada Muqdisho…
Waxaa sii kordhay tirada dadka ku dhintay qaraxyadii iyo weerarkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo isbitaalka Medina oo kaliya…
Weerarkii koowaad ee shalay kooxda Alshabaab la beegsadeen KM 4 0, oo ku dhow xarunta NISA iyo Hotelka cusub ee…
Alshabaab ayaa muddo 30 daqiiqadood ah ka fuliyey Muqdisho saddex qarax iyo weerar toos ah oo bartilmaameedkiisu ahaa Madaxtooyada Soomaaliya.
Senator Cabdi Dhuxulow Dheg-dheer oo kamida xildhibaannada caanka ah ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la dilay ugu yaraan 4 ka mida dableydii Alshabaab ee weerarka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar qaraxyo iyo toos ah oh Kay dhacay xerada dhagaxtuur we nabadsugidda soomaaliya. Laba…
Qarax Culus oo inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir iyo rasaas la is weydaarsanayo ayaa Goordhow ka dhacay Muqdisho.…
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Magaalada Muqdisho uu ku dhex jiro Gaari walxa Qarxa sida oo la doonayo…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka digay Gaari Qaraxyo sida oo ku jira magaalada Muqdisho, sida ay shaacisay Wasaaradda Amniga Gudaha ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax Gaari miineysan ka dhacay waaxda Horseed ee degmada Waaberi, Gobolka Banaadir.
Qarax Miino oo geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa caawa ka dhacay Isgoyska KM4 ee Magalada Muqdisho.
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Qarax miino oo haleelay gaari xamuul uu dhaliyey qasaare…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax iyo rasaas culus laga maqlay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamulka Puntand.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Miino kuwa dhulka la geliyo ah ay la qaraxday qof ku aasayay…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun maxkamadeed ku riday saaka eedeysanayaasha Qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay Isgoyska…
Qarax xoog leh ayaa caawa ka dhacay uri ku yaalla xaafada Oodweyne ee degmada Deyniile, Gobolka Banaadir, kaasoo lagu diyaarinayay.
