Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayey duleedka degmada…
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Qarax miino uu ka dhacay degaanka KM 13 ee duleedka magaalada.
Ugu yaraan hal askari ayaa ku geeriyooday saddex kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii gaari nooca dagaalka ah oo ay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino oo lagu beegsaday ciidamo kolonyo ah oo ka tirsanaa AMISOM.
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin ayaa laga helay qarax khasaare ka dhacay degaanka KM 13 ee duleedka magaalada Muqdisho oo laga beegsaday sarkaal ka…
Qof ayaa ku dhintay mid kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax ka dhacay albaabka hore ee xarunta Jaamacadda Gaheyr…
Qarax ayaa ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxaasi uu haleelay gaari marayay degaanka KM 13 ee duleedka magaalada.
Taliye ka tirsan taliyeyaaha saldhigyada Booliska Muqdisho ayaa si dirqi ah uga badbaaday qarax miino oo wadadda loo dhigay.
Qarax culus ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo laga maqlay inta badan caasimadda.
War hadda soo dhacay ayaa asheegaya inuu Qarax ka dhacay aagga Haanta dheer ee degmada Deyniile, agagaarka Ex Koontorool Afgooye…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay xalay saqdii dhexe kadib guri ku yaalla degmada Kaaraan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay degmada Heliwa, agaagarka Suuqa xoolaha.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu qarax ka dahcay magaalada Muqdisho, kaasoo geystay qasaare.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino oo lala beegsaday Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya. Qarax…
Qarax miino ayaa haleelay Gaari ay saarnaayeen askar ka tirsan ciidamada Milatariga Soomaaliya oo marayey agagaarka Siinka dheer ee duleedka…
Qarax Miino oo lala beegsaday Ciidamadaa Midowga Afrika ee AMISOM ee ka socda Jabuuti ayaa ka dhacay gudaha Garoonka Diyaaradaha…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dacwad lagu soo oogay eedeysanayaal loo heesto…
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee darajada koowaad ayaa maanta markii ugu horeysay lasoo taagay qarixii weynaa ee ka dhacay Isgoyska…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka lala beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo mareysay Jidka Warshadaha.
