Mareykanka ayaa sheegay inuu duqeyn ku dilay afar ka tirsan maleeshiyada ururka al-Shabab isla markaana uu burburiyay gaari ay walaxaha…
Browsing: Qarax
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa duqeyn ay diyaarad dagaal oo ah nooca is-wada ee Droneala beegsatay gaari ku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadda Carafaat ee degmada…
Nin hore uga tirsanaa ciidamada badda ee Mareykanka ayaa lagu xiray magaalada San Francisco isagoo lagu eedeeyay in uu qorsheynayay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu ka dhacay magaalada waxyar ka hor Salaadii Casir.
Sii-hayaha Taliyaha Ciidamada Booliska Jen. Mukhtaar Xasan Afrax iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay aaska askartii Booliska ee…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somalia ayaa ka hadlay qarixii is-miidaaminta ahaa ee saaka lagu dilay askar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada…
Taliyaha xilka sii haya ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa shir jaraa’id ku qabtay Dugisga Tababarka Ciidanka…
Wararka laga helayo isbitaallada Muqdisho ayaa sheegaya in qasaaraha qaraxii is-miidaaminta ahaa ee saaka lagu qaaday dugsiga sare ee Booliska…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka aroortii ka dhaca magaalada Muqdisho oo lagu weeraray barxadda Dugsiga Booliska..
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof is miidaamiyay uu weerar ka fuliyay xarunta Dugsiga sare ee…
Wararka laga helayo laamaha Amniga ayaa sheegaya in dhowr qof loo xirxiray qarixii lagu dilay weriye Maxamed Ibraah m Gaabow.
Nin isku dayay inuu isku qarxiyo Busteejada ugu weyn Basaska ee magaalada New York ayaa la qabtay, waxaana dhaawacyo soo…
Allaha u naxariistee waxaa Qarax loogu xiray gaarigiisa ku geeriyooday Weriye Maxamed Ibraahim Gaaboow oo u shaqeynayay TV-ga Kalsan ee…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in diyaarad dagaal oo nooca Drone-ka ah ay duqeysay gaari ay saaran yihiin…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo qeybta ay ka taliso Puntland.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax gaari ka dhacay magaalada oo maanta xaalad amni ku jirtay.
Waxaa si lama filaan ah u sii korortay tirada dadka ku dhintay qarixii Soope, kadib markii guddiga gurmad uu soo…
Wararka laga helayo magalada Bosaso ayaa sheegaya inuu qarax Bam ka dhacay wado mashquul badan oo ku taalla bartamaha magaalada.
Shirkadda Nadaafadda Muqdisho ayaa xalay lagu weeraray bam lagu tuuray gaari ka mida kuwa qashinka qaada.
