Wasaaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan shabakadii fulisay weerarkii dadka badan ay ku…
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.
Guddiga Qaramada Midoobey u qaabilsan Cunaqabateynta hubka ee Somalia iyo Eretria ayaa warbixin ay kasoo saareen dhowaan ku kashifay halka…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay magacyada iyo shakhsiyaadka loo qabtay Qaraxii weynaa ee 14-kii October ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada…
Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu waday ruux is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday Kolonyo ka tirsan CiidamADA AMISOM …
Safiirka dawlada Qatar ufadhiya dalka Suudaan Raashid Al-Nucayni ayaa booqday oo kaalmo lacageed guddoonsiiyay dhaawacyada qaraxii Soope ee lagu daweynayo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday ciidamada AMISOM.
30 Maalmood ayaa laga joogaa markii qarixii weynaa ee lahu hoobtay uu ka dhacay Isgoyska KM 5 ee Soope magaalada…
Waxaa Gobolka Gedo lagu qabtay rag la sheegay inay wateen qaraxyo, iyadoo saxaafadda loo soo bandhigay.
Mid ka mida dhaqaatiirta ka howlgasha magaalada Muqdisho ayaa ka badbaaday qarax lagu khaarijin lahaa oo loogu xiray gaarigiisa, balse…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Muqdisho ay joojiyaan gaari weyn oo khudaar ku rarneyd,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax gaari uu saaka ka dhacay magaalada.
Sanadkan socda ayaa noqonaya kii ugu badnaa ee qaraxyo lagu dilay dadka Muqdisho, iyadoo warbixin laga soo saaray tirada dadkii…
Mas’uul ka tirsan maamulka magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigiisa oo maqribnimadii ka dhacay magaalada…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegaya in qaraxyo lala beegsaday xero ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka Gaari looga shakiyay waxyaabaha qarxa uu sababay in la xiro Wado…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu caawa gaari lagu soo xiray miino uu ku qarxay magaalada.
Wararka haa laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in goor dhoweyd qarax ka dhacay magaalada Boosaaso.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ay miino ku qaraxa koox ka tirsan maleeshiyada Alshabaab xilli ay diyaarinayeen…
Isbedel ayaa laga dareemay Muqdisho, howlgalkii xasilinta caasimadda wuxuu keenay inay yaraadaan hubkii faraha badnaa ee lala dhex marayay magaalada…
