Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa baajiyay socdaal u qorsheysnaa inuu ku aado dalka Turkiga.
Browsing: Qarax
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa sheegay inuu ka mid ahaa xildhibaanno maanta booqday isbitaallada Muqdisho, wuxuuna sheegya in meydadka gaarayaan…
Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shegay in loo baahan tallaabo laga qaado qaraxyada…
Dowladda Qatar ayaa shaacisay in qarixii Muqdisho ka dhacay shalay 14-ka Oktoobar ay waxyeello kasoo gaartay dhismaha Safaaradeeda, isla markaana…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar uu kasoo saaray qarixii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho u jeediyay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa kormeer ku tegay goobta uu qaraxu ka dhacay…
Inta badan wadooyinka Muqdisho ayaa maanta xiran kadib qaraxii weynaa ee gilgilay magaalada Sabtidii shalay ee 14-ka Oktoobar.
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka tegay goobtii uu qaraxii weynaa ka dhacay shalay ee Isgoyska Soope,…
In ka badan meydadka 20 qof oo ku dhinta qaraxii shalay ka dhacay isgoyska Soope ayaa laga soo saaray saaka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Qarixii qasaaraha badan dhaliyay ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa war kasoo saaray qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Iyadoo soo baxayaan faahfaahin ku saabsan qasaaraha qarixii ugu weynee ee Muqdisho ka dhaca ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay…
Iyadoo ay xilli habeennimo ah gashay magaalada Muqdisho ayaa waxaa socda dadaal lagu raadinayo dad lagu waayay qarixii weynaa ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax labaad uu ka dhacay Xaafadda Ceelqalow ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo loo adeegsaday Gaari weyn oo xamuul ah ayaa ahaa kii ugu weynaa ee muddooyinkan ka dhaca magaalada, waxaana…
In ka badan 10 qof ayaa ku dhintay, waxaana dhaawacyo kasoo gaareen dad aan ka yareyn 50 kale, kadib qarixii…
Wararkii ugu danbeeyay ee Qaraxii weynaa oo ruxay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dhaliyay qasaare xoog leh.
Qarax aad u culus oo ruxay magaalada Muqdisho ayaa goor dhow laga maqlay caasimadda Soomaaliya.
Qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya.
