Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday kolonyo ciidamo ka tirsan AMISOM.
Browsing: Qarax
Kooxda Al-shabaab ayaa baahisay magaca iyo beesha is-miidaamiyihii fuliyay weerarkii qaraxa ahaa ee Jimcihii k dhacay saldhi Ciidamada dowladda ee…
Ciidamada ammaanka magaalada Muqdisho ayaa ka digaya caawa gawaari qaraxyo sida oo ku jira magaalada Muqdisho oo geysan kara qaraxyo.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalad heegan ah la geliyay ciidamada xasilinta ee caasimadda, taasoo ay ugu…
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in jeneraal caan ah uu ka badbaaday weerar qarax ah oo lagu doonayay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax xoog leh oo galabta ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo laga maqlay bartamaha magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu caawa Qarax ka dhacay magaalada.
Qarax xoog leh oo loo adeegsaday miino lagu xiray gaari uu watay nin ka mida shaqaalaha garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa…
Wadadda Maka Almukarama ayaa loo xiray Gaari la sheegay in looga shakiyay qarax oo la dhigay dhinaca wadadda.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax laga maqlay Tareen dhulka hoostiisa mara magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Faahfaahin dheeraad ah iyo muuqaalo ayaa laga helay qarax goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar is-miidaamin ah oo lagu qaaday duhurtii maanta Maqaayad ku taalla magaalada Beledweyne ee…
Wararka hadda laga helayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu qarax is-miidaamin ah goor dhoweyd ka dhacay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa gaari la sheegay inuu siday waxyaabaha qaraxa lagu qabtay magaalada.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday qarax ka dhacay Magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee maamulka K/Galbeed.
Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay maqaayad ku dheggan xafiiska Dahabshiil ee magaalada, gabal…
Qarax Bam ayaa ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, halkaasoo lagula beegsaday kolonyo ay ciidamo la socdeen.
