Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax Bam uu caawa ka dhacay magaalada.
Browsing: Qarax
Afhayeennada Wasaarada Amniga iyo Taliska ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa ka hadlay qarixii galabta ka dhacay Magaalada muqdisho.
Ciidamada ammaanka ayaa ka hortegay gaari qarax laga soo buuxiyay oo la dhigay Jidka shaqaalaha ee magaalada Muqdisho.
Faahin Dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax ka dhacay agagaarka Xaaji baasto oo u dhow wadadda Shaqaalaha, Wadadda Maka…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada.
Warbaahinta Itoobiya ayaa sheegtay in 13 qof ay ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday garnayl oo ka dhacay magaalada Jimma ee…
Qarax Miino oo maanta Ka dhacay Ex-kontoorol Balcad ee Magaalada Muqdisho, iyadoo lala eegtay ciidamo ka tirsan AMISOM oo halkaasi…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa uu madfac hoobiye ah ku soo dhacay degmada Wardhiigley.
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegayaan in qarax lala beegsaday xarun isgaarsiin.
Haween is-miidaamiyey ayaa isku qarxiyay, islamarkaana 27 qof oo ku dil suuq ku yaalla waqooyiga bari ee dalka Nigeria maanta.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen. Xuseen Xasan Cismaan ayaa ka badbaaday isku day lagu doonayay in lagu khaarijiyo.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Shineemo Somalia, Wadadda Maka Almukarama.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ruxay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay qabteen gaari qarax laga soo buuxiyay.
Xarun islaami ah oo ku taalla magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa weera Bam lagu qaaday saaka xilliga Mareykanka.
Qarax caawa ka dhacay Muqdisho ayaa dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac ah, waxaana goobta qaraxa ka bilowday olole nadaafadeed.
Warar goor dhow naga soo gaaray Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan qarax gaari waxyaabaha qarxa ay saaran yihiin in…
