Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Qarax ka dhacay magaalada Kismaayo, gaar ahaa maqaayad u dhow Madaxtooyada Maamulka Jubba.
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qof is miidaamiyay uu isku qarxiyay Baar dhexdiis.
Qarax aan la fileyn ayaa ayaa qabsaday Gaari la sheegay in lagu qaadi lahaa aroos oo ku si jeeday goobtii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay duleedka magaalada.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa war kasoo saaray qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho.
Dad badan ayaa ku dhintay qarax xoog leh oo maanta ka dhacay Wadadda Maka Almukarama, magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay Wadadda Maka Almukarama, agagaarka mid ka mida…
Booliska dalka Australia ayaa ka hortagay qorshe argagixisinnimo ah oo looga gol-lahaa in lagu soo rido diyaarad, sida uu sheegay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala beegsaday gaari ay la socdeen ciidamo.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax Culus oo dhawaaqiisa laga maqlay meelo uu ka dhacay Degmada Hiliwaa ee gobalka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Miino lagu qarxin lahaa ciidamada dowladda la fashiliyay.
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adaheeda amniga ayaa sheegtay inay ka hortagtay oo fashilisay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu…
Qarax gaarigiisa lagu xiray ayaa lala beegsaday sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd Qarax ka dhacay magaalada.
Ciidamada Jubbaland ayaa soo bandhigay xubno ka tirsan Alshabaab iyo waxyaabaha qaraxa oo ay farsameeyeen.
Gaari xamuul ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay koontaroolka Siinka Dheer ee Muqdisho.
Dhowr weerar oo loo adeegsaday bambooyin ayaa caawa lagu qaaday goobo katirsan magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay duleedka Muqdisho oo lala beegsaday bar ciidamo ay ku sugnaayeen.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn laga beegsaday Bar koontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda.
