Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Bam lagu weeraray ciidamo ka tirsan AMISOM.
Browsing: Qarax
Ugu yaraan 16 ruux ayaa dhimatay ka dib markii ay qaraxday diyaarad ay leeyihiin milatariga Maraykanka oo ku dhacday Mississippi.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in falal toogasho ah iyo Qarax ay ka dhaceen magaalada.
Gaari lagu xiray waxybaaha qarxa ayaa goor dhoweyd ku qarxay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qaraxii lala beegsaday gaari uu la socday agaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya…
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in agaasimihii laga eryay Wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Yuusuf Bahlaawi ayaa ka badbaaday qarax la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam uu galabta ka dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Qarax miino ayaa haleelay gaari nooca dadweynaha ah oo ay la socdeen rakaab, taasoo keentay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Dowladda Sacuudiga ayaa goor dhoweyd shaacisay inay hay’addaha ammaanka dalkaasi ay ka hortageen falal argagixiso oo loo qorsheeyay in lagu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in wasiir ka tirsanaa maamulka Jubba uu geeriyooday, kadib dhaawac culus oo ka soo…
Afhayeenka Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya Axmed Maxamuud (Carab) ayaa sheegay in qarixii Alshabaab la beegsatay aanu qasaare badan geysan.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysaa Qarax lagu weeraray saldhiga degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qaraxyo kala duwan caawa ka dhaceen magaalada.
Maamulka degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa xabsiga qaar ka mida ciidamada ilaalada xarunta degmadaasi oo maanta qarax is-miidaamin ah…
Afhayeenka Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya ayaa faafhaahin ka bixiyay qaraxii maantaxarunta degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.
Wararkii ugu danbeeyay qarax weyn oo is-miidaamin ah kaasoo duhurtii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu ku…
Sawirradii ugu horeeyay ee laga helo qaraxa lala beegsaday xarunta Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa muujinaya inay gebi ahaanba…
Ugu yaraan toban qof ayaa ku dhintay, iyadoo in ka badan 20 kale ay ku dhaawacmeen, qarax ismiidaamin ah
Qarax weyn oo ruxay magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay muddooyinkan ka hadlay weerarkii xalay ka dhacay Baarka Pizza House ee magaalada…
