Sawirro cusub ayaa laga helay burburkii uu geystay weerarkii xalay lagu qaaday laba ka mida baararka waaweyn ee magaalada Muqdisho.
Browsing: Qarax
Mid ka mida weerarradii ugu cuslaa ayaa lagu qaaday laba Baar oo caan ka ah magaalada Muqdisho.
Ciidamada sida gaarka ah u tababarran ee Gashaan ayaa saaka soo gabagabeeyay howlgal saacado ka socday Baarka caanka ah ee…
Iyadoo saqdii dhexe ay xilligan dhaaftay waqtiga Magaalada Muqdisho ayaa rasaas goos-goos ah laga maqlayaa Baarka Pizza House oo dabley…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad laga soo badbaadiyay baarka Pizza Hause ee magaalada…
Ciidamada ammaanka dowladda ayaa xaqiijiyay in dabley ka tirsan ururka Alshabaab ay ku jiraan mid ka mida labadii Baar ee…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa si kulul uga hadlay qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala…
Qarixii weynaa ee caawa ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa saameyn ku yeeshay laba Baar oo caan ah.
Bararkii ugu danbeeyay ee weerarka dabley hubeysan oo Alshabaab ah ay ku qaadeen Baarka lagu magacaabo Posh Treats restaurant ayaa sheegaya…
Wararka laga helayo gobolka Bari ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay agagaarka Saldhigga Af-urur ee dhowaan ay weerarreen kooxda Alshabaab.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax weyn ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.
Qaraxyo ay dhaliyeen baabuur lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa maanta kadhacay Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegay inuu halkaasi ka dhacay qarax lala beegsaday ciidamada dowladda Federaalka.
Mid ka mida haweenka xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka badbaaday qarax galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ruxay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in qarax lagu weeraray cidiamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Dhexe ayaa ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka lagu qarxiyay duleedka magaalada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay magaalada Kismaayo oo lala beegsaday ciidamo boolis ah.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd halkaasi ka dhacay qarax.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caawa weerar Bam uu ka dhacay degmada Hodon.
