Mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka badbaaday isku day dil oo lagu doonayay in lagu khaarijiyo.
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Sida laga soo xigtay saraakiisha ammaanka magaalada Muqdisho waxaa la laga hortegay qaraxyo lala damacsanaa laba goobood oo xasaasi ah.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay xireen xaafadda 21-ka Marso ee degmada Waaberi kadib markii…
Kooxda Alshabab ayaa weerarro isdaba joog ah ka geystay Gobolka W/Bari ee Kenya, iyadoo qaraxyo iyo weeraro is dabajoog ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay toogteen oday 70 sano jir ah ayna dhaawaceen xaaskiisa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la qarxiyay ciidamo ka tirsan dowladd Federaalka.
Magaalada Boosaaso ee Goboka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu qabtay gaari siday waxyaabaha qarxa.
Qarax aad u weyn oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay magaalada Kabul ee dalka…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Goboka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu qabtay gaari siday waxyaabaha qarxa.
Wararka laga helayo Gobolka Bari ee maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in Qarax qabsaday gaari ay la socdeen dad rayid ah.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay qabteen gaari la sheegay inuu sido waxyaabaha qarxa.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax galabta ka dhacay agaarka dekadda weyn ee magaalada Muqdisho.
Qarax weyn ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Kooxda Khilaafada Daacish ayaa shaaciyay is-miidaamiyihii fuliyay qarixii xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Kenya ayaa lagu dilay qarax ka dhacay degmada Liboi ee u dhow xududka Soomaaliya.
Shan qof oo uu ku jiro qofkii is-miidaamiyay ayaa ku dhintay 11 kale waa ku dhaawacmeen qarax caawa ka dhacay magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, Puntland ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay halkaasi.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay in Gaari miineysan oo maanta ku qarxay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ay ku dhinteen saraakiil…
Sarkaal ka tiran qeybta miino baarista ayaa maanta ku dhintay qarax ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
