Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qaax gaari ka dhacay goor dhoweyd xaafadda Xaawo taako degmada Wadajir.
Browsing: Qarax
Hay’adaha Amniga ayaa gacanta ku dhigay dadkii watay gaari ku qarxay Muqdisho maanta, iyadoo ay socoto baaris ku aadan dadkaas…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada, gaar ahaan degmada Xamarweyne.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya Qarax is-miidaamin ah uu galabta ka dhacay xerada Koongo oo u dhow Madaxtooyada…
Wararka laga helayo saraakiisha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in jeneraal ka tirsan ciidamada xoogga lagu dilay qarixii maanta ka dhacay…
Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay qarax gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda so dhacaya ayaa sheegaya in qarax weyn oo ruxay magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd ka dhacay caasimadda Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in Qarax nooca lagu xiro Baabuurta lala beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan…
Mid kamida xildhibaanada Baarlamaanka ayaa eedeyn ba’an u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya isagoo sheegay inuu dayacay mas’uuliyadiisii.
Qarax la doonayay in lagu khaarijiyo xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Saaka ayay ahayd markii ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay toogasho ku dileen darawalka gaari BL ah agagaarka Garoonka diyaaradaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la toogtay nin waday Gaari looga shakiyay inuu qarax sida oo ku…
Ciidamada ammaanka ee Gobolka Bari ee Puntland ayaa gacanta ku dhigay walxaha qarxa iyo shan rag ah oo abaabulayay qaraxyo ka…
Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa lagu qabtay Qaraxyo loo diyaariyay in magaaladaasi ka dhacaan kadib howlgallo ciidamada Boolisku qaadeen.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari qarax qabsaday uu geystay qasaare.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu Duhurnimadii maanta ka dhacay Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weriye ka mida saxafiyiinta ka howlgala magaalada qarax loogu xiray Gaarigiisa.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in qarax ka dhacay Maqaayad ku taalla magaalada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Bam loo dhigay wadadda uu ku qarxay kolonyo ah oo ay wateen Guddiga…
Waxay ahayd galabnimadii maanta waxay ku jirtay fasalkeedii saddexaad xiisad ka mida markii uu madfac hoobiye ah ku soo dhacay…
