Ilaa saddex hoobiye ayaa ku soo dhacay xaafadda Shanta-geed ee degmada Howlwadaag, waxaana ku dhintay laba qof oo mid ka…
Browsing: Qarax
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa madaafiic hoobiyeyaal ah oo galabta ku soo dhacay xaafado ka mida degmada H/wadaag…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhawaqa madaafiic laga maqlay caasimadda.
Qarax qasaare geystay ayaa la sheegay inuu qabsaday ciidamo isugu jira Kenya iyo Soomaali oo ku sugnaa degaanka Hoosingow ee…
Ciidamada ammaanka Muqdisho ayaa markii ugu horeysay maanta iska hor imaad dhex maray dabley Hoobiyeyaal ku riday xaafad u dhow…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya qarax miino uu ka dhacay degaanka Weydow ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada ammaanka dowladda Federalka Soomaliya ayaa dilay laba ka mida dabley wadatay gaari oo barqnimadii maanta Hoobiyeyaal ku garaacay xaafado u…
Warbaahinta kooxda Alshabaab ayaa baahisay magacyada saraakiil ay sheegtay in lagu dilay weerarkii is-midaamminta
Qarax uu geystay nin is-miidaamiyaha ahaa oogalay saldhiga ciidamada ee Warshadda Nacnca magaalad Muqdisho ayaa geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax is miidaamin ahaa oo qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ka geystay…
Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa saaka ku qarxay agagaarka Isbitaalka Martiini, degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Ku dhowaad 15 qof ayaa ku dhimatay qarax xooggan oo oo maanta ka dhacay meel u dhow wasaaradda gaashaandhigga ee…
Qarax is-miidaamin ahaa oo maaanta ka dhacay agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah laga helay.
Qaraxii labaad ayaa maanta dhacay Magaalada Muqdisho, kadib qarax weyn oo is-miidaamin ahaa oo lala beegsaday kolonyo uu la socday…
Qarax weyn oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray saraakiil ciidamada xoogga oo socday meel…
Qarx loo adeegsaday Bam la dhigay qeybta hore ee Kaniisad ku taalla dalka Masar ayaa geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Dadweyne fara badan ayaa ku dhintay Gaari MINI BUS caasi ah oo marayay degaanka Golweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Qarax ayaa caawa laga maqlay isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan.
Mid ka mid gacan-yareysaashii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa weerar dhinaca baraha bulshada ah ku qaaday Wasiirka cusub ee…
