Qasaaraha Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sii kordhay.
Browsing: Qarax
Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax ka dhacay xarun Tareenada dhulka hoostooda mara laga raaco magaalada St. Petersburg,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax xalay saqdii dhexe kadib ka dhacay magaalada Muqdisho oo dhaliyay qasaare dhimasho ah.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarixii labaad oo ah nooca lagu xiro Gawaarida uu ka dhacay magaalada.
Qarax lagu soo xiray Gaari ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Debka, Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho sida ay…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado ayaa sheegayaan in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug uu ka badbaaday Qarax la dhigay…
Qarixii labaad ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agaagaarka Hotel Naasa-hablood II iyo Taaladda Daljirka Dahsoon.
Ciidamada Nabad Suggida Jubbaland ayaa soo bandhigay nin ka tirsan Shabaab oo waxyaabaha qarxa ku diyaarinayay Guri ku yaala Magaalada…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay booqday dhaawacyada ku waxyeeloobay qarixii shalay ka dhacay magaalada Muqudish oo la…
Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay inka badan 10 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax loo adeegsaday gaari…
Qarax weyn oo laga maqlay magaalada caasimadda ah ee Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka dhacay Muqdisho.
Xildhibaan C/qaadir Faarax Bootaan oo ka mid ahaa xildhibaanada Puntland ayaa la sheegay inuu geeriyooday.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar Bam lo adeegsaday lagu qaaday guriga gudoomiyaha degmda Hodon ee…
Qarax uu dhaliyay telefoon gacan-qaad ah (Mobile) nooca Samsung Galaxy ayaa sababay inuu gubto guri Filo ah oo ku yaalla magaalada Bosaso…
Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaanada federaalka, horena u soo noqday agaasimaha hay’adda NISA ayaa ka deyriyay xaaladda ammaanka magaalada…
Askari ka tirsan ciidamada milateriga oo sheegtay inuu ka hortegay Gaari Mini Bus ah oo lagas oo buuxiyay waxyaabaha qarxa…
Qaraxyo iyo rasaas ayaa caawa laga maqlay meelo ka mida caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
