Warbaahinta kooxda Alshabaab ayaa baahisay warar ka duwan kuwii laga qoray qarixii maanta lala beegsaday Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho.
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba ayaa sheegaya in isku soo xiray waxyaabaha qarax uu qarax ka…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa beeniyay inuu ka badbaaday qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta lagu weeraray Hotelka Weheliye ee…
Weerar culus oo is-miidaamin ah ayaa maanta lagu qaaday Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax la beegsaday Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax aad u culus uu ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Xukun kama dambeys ayey Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ka gaartay eedeysanayaashii loo heystay weerarkii dadka badani ay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax is miidaamin ah uu ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Weerar Ban iyo weerar kale oo khaarijin ahaa ayaa galabta iyo caawa ka kala dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in gaari uu watay weriye sawir-qaade ah oo ka tirsan Telefishanka Universal uu ku qarxay…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland lagu qarxiyay Gaari uu…
Dadka weerarka gaystay ayaa galay isbitaalka ugu wayn ee milatarigu ay ku leeyihiin magaalada Kabul, waxaana wali socda weerar rasaas…
Bam la sheegay in la soo dhigay Afar irdoodka suuqa Xamarweyne ayaa lagu guuleystay in laga qaado isagoo aan qarxin.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in weerar bambo uu ka dhacay magaaladaasi maanta.
Maalmihii la soo dhaafay waxaa si xowli ah uga socda magaalada Muqdisho falal Qaraxyo iyo khaarijin isugu jira oo lagu…
Qarax lagu xiray gaari uu watay mid ka mida macalimiinta ka howlgala Dugsiyada Waxbarashada magaalada Muqdisho ayaa lagu khaarijiyay.
Qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay nin ganacsade ahaa oo ka howlgeli jira mid ka mida carwooyinka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax iyo rasaas ka dambeysay ay ka dhaceen goor dhow magaalada Muqdisho.
Afar askari ayaa ku dhaawacmay Gaari ku qarxay Bar ciidan, ex. koontatool Afgooye xilli ay baarayeen ciidamada, iyadoo uu ka…
