Qarax ka dhashay gaari miineysan ayaa goor dhoweyd ka dhacay Ex. Koontarool Afgooye, duleedka magaalada Muqdisho.
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qaraxyo ay ka dhaceen magaalada ganacsiga ugu weyn ee maamulka Puntland.
Saddex ruux oo rabay in ay is qarxiyaan ayaa la dilay iyaga oo qorshaynayay in ay gudaha u galaan maxkamad…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa booqdey dhaawacyada ku waxyeelloobay qarixii maanta ka dhacay Xaafadda Kaawo Godey ee degmada Wadajir,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa caawa booqday Isbitaal Madiina oo maanta la dhigay dadkii ku dhaawacmay Qaraxii qasaaraha…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si toos ah uga hadlay qaraxii maanta ka dhacay Suuq ku yaala magaalada Muqdisho oo lagu laayay…
Dad ku dhow 30 qof ayaa ku dhintay qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay suuq mashquul badan oo ku…
Qasaarihii ugu badnaa ayuu geystay qarax lala beegsaday suuq camiran oo ku yaala degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah oo hoobiyeyaal ah ay ku soo dhaceen agagaarka madaxtooyada Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka ee milateriga Soomaaliya lagu dilay qarax miino…
Dhowr madfac oo hoobiyeyaal lagu sheegay ayaa caawa laga maqlay magaalada Muqdisho, iyagoo ku dhacay qaar ka mida degmooyinka Muqdisho.
Qarax la qorsheeyay inuu ka dhaco magaalada Muqdisho ayaa la fashiliyay, sida ay shaacisay Hay’adda Nabadsugidda Qaranka ee NISA.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxday Qarax maanta ka dhacay degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax gaari lagu xiray uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Soomaalya uu ka badbaaday qarax.
Qarax miino ayaa magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya iyadoo 2 askari oo kale ay dhinteen,…
Wararka laga helayo maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in mid ka mida ragii isku qarxiyay hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho uu…
Dagaalamayaashii Alshabaab ee weerarka ku qaaday Hotel Dayax ayaa lagu soo bandhigay bannaanka hotelka, kadib markii 4 ka mida la…
