Xog dheeraad ahaoo laga helayo weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu weerarku ku soo…
Browsing: Qarax
Weerarkii Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho oo weerar xoog leh ay kooxda Alshabaab ku qaadeen saaka, waxaa qasaare dhimasho iyo…
Wasiirka Amniga xukuumadda xilka sii heysa ee Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay maamulka Hotelka…
7 saxafi ayaa ku dhaawacmay weerarkii qaraxyada ahaa ee kooxda Alshbaab maanta ku qaadyeen Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.
Waxaa kaamerooyiku qabteen qarixii labaad ee lala beegsaday hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho oo si toos ah u dhacaya, xilli…
Alshabaab ayaa sheegatay weerar qaraxyo iyo dagaal toos ah oo maanta lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.
Saraakiisha ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyay in la soo afjaray weerarkii Alshabaab ku qaadeen saaka Hotelka Dayax ee magaalada…
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerarka Alshabaab ku qaadeen Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.
Waxaa soo baxaya sawiradii ugu horeeyay weerarka saaka lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho oo ku yaala inta u…
Wararkii ugu danbeeyay ee weerarka lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay ku dhaawacmeen saxafiyiin dhowr ah.
Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax kale oo xoog leh…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar qarax ay oo saaka ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Dhexe.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhcay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi.
Qarax Miino kuwa dhulka lagu aaso ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Heliwaa.
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay qabteen Mooto Bajaaj miineysan oo…
Qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay laba qarax oo caawa ka dhacay Baar ku yaala xaafadda Trebuunka, degmada…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay mid ka mida laba mun oo ka danbeeyya qaraxyadii mataanaha ahaa ee Isniintii ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ciidamada Nabadsugidda NISA ayaa xabsiga dhigay 9 qof oo lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen qaraxii lagu xiray gaari…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada.
