Waxaa la helay muuqaalka gaariga qarixii ugu weynaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Browsing: Qarax
Qaraxyo mataano ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay burbur xoog leh oo agaray dhismooyin ku dhowaa garoonka…
Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa faafisay Muuqaal ay duubeen kaamerooyinka CCTV oo ku saabsan qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qaraxyo is xigtay oo maanta Duhurnimadii lala beegsaday bar ciidan iyo hotel ku…
Qarax lagu xiray gaari uu watay nin ganacsade ah ayaa saaka ka dhacay suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa caawa shaaciyay ninkii ka danbeeyay qarixii 11-ka bishan lala beegsaday Dekadda magaalada Muqdisho.
Warar laga helay saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in la qabtay Darawalkii waday gaarigii lagu qarxiyay Dekadda magaalada Muqdisho 11-kii Bishan…
Qarax ay dhalisay Miino lagu aasay Isgoyska mashquulka badan ee Howl-wadaag, Gobolka Banaadir ayaa si dirqi ah looga badbaaday, kadib…
Qarax ka dhacay dalka Turkiga ayaa lagu laayay askar fara badan oo ka tirsan Kumaandooska dalkaasi.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday bar ay ciidanka ku leeyihiin Ex. Koontarool Afgooye…
Qof is-miidaamiye ah ayaa ku dhintay, saddex kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax ka dhacay maanta magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in taliye ka tirsan Booliska Gobolka Banaadir uu si la yaab leh uga…
Qarax is-miidaamin ahaa ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyay qasaare kala duwan.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho uu ka dhacay qarax xoog leh oo laga maqlay caasimadda. Qaraxan…
Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay in ka badan 15 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax weyn oo…
Wararka hadda laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
20 Boolis ah ayaa la soo weriyay inay ku dhaawacmeen qaraxyo ka dhacay meel u dhow Garoonka Kubadda Cagta oo…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka Somalia ee NISA, ayaa soo bandhigtay Sawirada Qaraxii maanta ka dhacay degaanka Siinka dheer…
Wararka laga helayo duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari miineysan oo la doonayo in qaraxyo lagu geysto uu galay magaalada…
Qarax is miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha ayaa goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.
