Waxaa la soo bandhigay muuqaalka ninkii ka dambeeyay qarixii shalay ka dhacay suuqa Beerta ee degmada Waaberi, magaalada Muqdisho.
Browsing: Qarax
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo maanta lagu qarxiyay suuq ku yaala magaalada Muqdisho ayaa keenay inay ku dhinteen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay agagaarka Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Qarax lagu soo xiray gaari ayaa ka dhacay goor dhoweyd magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Maanabooliyo ee degmada Shibis.
Laba askari oo ka mida ciidamada Booliska ayaa lagu dilay tiro kalena waa lagu dhaawacay Soomaaliyeed Qarax Miinodegmada Xamar weyne…
Qarax ka dhacay goor dhoweyd magaalada Muqdisho ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay magaaladaasi.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar is-miidaan ah oo caawa lagu qaaday bar koontarool oo laga ilaaliyo xarunta madaxtooyada…
Qarax xoog leh oo is-miidaamin ah ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee maamulka Jubba ayaa sheegaya halkaasi laga maqlay qaraxyo iyo rasaas.
AMISOM ayaa sheegtay in 10 maleeshiyo oo dooneysay inay weerar ku galaan saldhigga ciidamada Jabuuti kadib qarixii is-miidaaminta ahaa ee…
Laba askari ayaa ku dhintay 5 kalena waa lagu dhaawacay qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday saldhigga ciidamada Jabuuti ee magaalada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qasaaraha ka dhashay qarixii is-miidaaminta ahaa ee lagu qaaday saldhigga ciidamada Jabuuti ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax is-miidaamin ah oo xoog leh uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Weerar qorsheysan oo dhowr jiho laga soo qaaday ayaa ka socda magaalada Jowhar ee duleedka Muqdisho, iyadoo ay Alshabaab qabsatay…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay qarax lala beegsaday Guddoomiyaha degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay oo la sheegay inuu dhaawac soo gaaray.
Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ayaa ka warbixinaya dhibaatada qaraxyada ay sameysato kadibna fuliso Alshabaab oo AMISOM ay ku sheegtay halista ugu…
Laba ka mida saddex nin oo ka tirsaneyd Alshabaab ayaa ku dhintay Miino ay ku aasayeen Isgosyaka Ex Ex-control Balcad…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu ku qarxay magaaladaasi gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.
