Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka Nabadsugidda NISA ay gacanta ku dhigeen
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax caawa fiidkii dhacay agagaarka Saldhiga Degmada Waaberi Magaalada Muqdisho.
Weerar loo adeegsaday Bambada gacanta laga tuuro ayaa caawa lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliyaoo ku sugnaa Dharkeenleey ee…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay ka dambeysay weerarkii Bambaane ee xalay lagu qaaday Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xasan…
Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhimatay, saddex kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray qaraxyo ka dhacay maanta degmada Dayniile ee magaalada…
Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa ku fadeexowday war ay ka qortay qarax xalay lala beegsaday Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha…
Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xasan Nuux ayaa caawa ka badbaaday qarax Bam oo lala beegsaday gaari uu…
Qarax ka dhashay bam gacmeed lagu tuuray goob u dhow Hotelka Maka Almukarama ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay…
Saraakiisha ciidamada Booliska ayaa sheegay in caawa la qabtay gaari kale oo ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa,
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax uu sababay Gaari Waxyaabaha miineysan oo caawa ku qarxay,
Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ciidamada ammaanka
Waxaa soo baxaya sawiradii ugu horeeyay ee weerarada mataanaha ah ee lagu qaaday xarunta Dembi baarista
Laba qarax oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax weyn gilgilay bartamaha magaalada Muqdisho.
Xildhibaan hore ayaa la sheegay inuu ahaa qofkii waday gaarigii koowaad ee maanta 26 July 2016 isku qarxiyay
In ka badan 13 ruux oo u badan askar shirkad ammaanka UN-ka qaabilsan ayaa ku geeriyootay qarax weyn oo saaka…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa cambaareeyay weerarkii lagu bar tilmaameedsaday xarunta fadhigiisa ee magaalada Muqdisho.
At least seven people have been killed in two bomb attacks near the main entrance of the airport in Mogadishu,…
Wasiirka Amniga Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa xaqiijiyay in tirada dhimashada
