Xaaladda ayaa hadda degan, kadib qaraxyadii mattaanaha ahaa ee ka dhacay laba goobood laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ee xigta…
Browsing: Qarax
Laba qarax oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lala beegsaday laba jid-gooyo oo laga galo garoonka…
Qaraxyo waaweyn ayaa goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo laga maqlay guud ahaan magaalada Muqdisho.
Qarax xoog leh ayaa ruxay Magaalada Muqdisho, waxaana qaraxu ka dhacay Wadadda mashquulka badan ee Maka Almukarama, agagaarka hotel Weheliye.
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose.
Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa caawa gacanta ku dhigtay hub iyo Gaari noociisu yahay Kaarib, kaas oo laga soo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhoweyd ciidamada Nabadsugidda ay degaanka Ceelasha Biyaha
Qarax ayaa goor dhoweyd lala beegsaday Saldhigga Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kadib markii miino la dhigay dhinaca danbe saldhigaasi…
Mid kamida odayaasha Dhaqanka ee ka mida Odayaasha 135 xubnood ee soo xulaya Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee 2016 ayaa ka…
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sideed qof oo shacab ah ay ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday bam…
DAAWO SAWIRRO: Gaari BL ah oo qarax ku baab’iyay wadadda Afgooye & 20 oo ku dhintay Dadka ku dhintay gaarigan…
Qasaaraha qarixii lala beegsaday gaari nooca dadweynaha ah (BL) oo ku socday degmada Afgooye ayaa sii kordhay, kadib markii dadka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Miino wadadda la geliyay ay ku qaraxday gaari BL ah oo saaka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in laba qarax oo waaweyn ay ka dhaceen Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Istanbuul, waxaana…
Walxa qarxa oo lagu soo xiray Bac, isla markaana ka dhigay Wadadda Maka Almukarama, gaar ahaan Xaaji Baasto oo u…
Wasiir ka tirsan Xukuumadd Soomaaliya ayaa goor danbe la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday weerarkii Naasa-hablood 1 ee magaalada Muqdisho. Wasiiru…
Waxaa caawa magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay xaflad loogu dabaaldegayo munaasabadda 26 June oo ahayd maalintii…
Howlgalkii ciidamada ammaanka ee ka socday Hotelka Naasa-hablood One ee magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd la shaaciyay in lasoo afjaray…
Sawiradii ugu horeeyay ayaa laga helay weerarkii dabley ka tirsan Alshabaab ku qaadeen Hotelka Naasa-hablood ee magaalada Muqdisho.
Waxaa iska soo daba dhacaya wararka ku saabsan weerarka ay dabley ka tirsan kooxda Alshabaab ku qaadeen Hotelka Naasa-hablood ee…
