Kooxda Alshabaab ayaa weerar qorsheysan oo lagu daah furay Qarax oo is miidaamin ah oo lagu dhuftay Hotelka Naasahablood 1,…
Browsing: Qarax
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda NISA ayaa caawa sheegay inay gacanta ku dhigeen gaari nooca raaxada ah oo loo yaqaan Carib…
Waxaa caawa magaalada Muqdisho laga maqlay qaraxyo dhowr ah oo la sheegay inay ahaayeen madaafiic hoobiyeyaal ah, iyadoo aanay faahfaahin…
Ciidamda Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa isku dayay inay qabtaan Mooto Bajaaj la sheegay in laga ka soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa,…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar miino la beegsadeen kolonyo ka…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Istanbuul ee caasimadda Turkiga. Qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda Vezneciler oo u dhow…
DAAWO SAWIRADII UGU DANBEEYAY: WEERARKA HOTEL AMBASSADOR, QARAX IS MIIDAAMIM AH IYO WEERAR WADA SOCDA AYAY KOOXDA ALSHABAAB KU QAADYA…
Ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Gaari ay saaran yihiin hub iyo walyaabaha qarxa, kaasoo ay ciidamadu sheegeen in…
Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxiyay guri ku yaala xaafadda Maajo ee degmada Waaberi, magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan qaraxii maanta Duhurtii ka dhacay maqaayada Al-hindi ee degmada Xamaweyne oo ku taalla dhabarka…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana qaraxa ka danbeeyay rasaas goosgoos ah. Qaraxa ayaa wararkii…
Waxaa faahfaahin dheeraad ah kasoo baxeysaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lasoo dhigay Baarka Sky Blue ee agagaarka…
Gaari miineysan oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu arkay magaalada Muqdisho, iyadoo kala carar ka dhacay goobta gaariga…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo oo saaka uu ka dhacay qarax is-miidaamin ah ayaa sheegaya in qaraxaasi uu ku dhintay xisaabiyihii…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in degaanka Buurane uu ka dhacay qarax Miino oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ruxay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, qaraxa ayaa dhaliyay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxan ayaa…
War degdeg ayaa ka soo baxaya qarax goor dhoweyd ruxay caasimada dalka Turkiga ee Ankara. Qaraxa ayaa ka dhacay bartamaha…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo uu goor dhoweyd ka dhacay Qarax xoog leh…
Taliska Booliska Soomaaliyeed ee Muqdisho ayaa xaqiijiyay in saddex sarkaal lagu laayay qarixii saaka ka dhacay xarunta Gaadiidka Booliska ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax ka dhacay saaka aroornimadii, qaraxa ayaa ka dhashay Mooto Bajaaj ah…
