Dowladda Qatar ayaa xariga ka jartay Dekadda Caalamiga ah ee Hamad oo noqoneysa dekadda ugu Bariga dhexe.
Browsing: Qatar
Golaha Xaquuqul Insaanka ee dalka Qatar ayaa shaaciyey tirada dadka reer Qatar ee laga horjoogsaday inay sanadkan soo gutaan waajibaadka…
Dawladda Qatar ayaa si dhamaystiran u soo celisay calaaqaadkii dublamaasiyadeed ee ay dawladda Iiraan la lahaan jirtay, iyada oo iska…
Shirkadda diyaaradaha qaran ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in dowladda Qadar aanay weli siin ogolaansho ah inay dalkaasi kasoo daabusho…
Xiisadda ka dhex taagan dalalka Sacuudiga iyo Qatar ayaa kasii dartay iyadoo dagaalka warbaahineed ee labada dal uu marayo heerkii…
Siyaasiga Dr. C/raxmaan Macalin Baadiyow ayaa si weyn u difaacay go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaadatay khilafka ka taagan dalalka…
Dowladda Qatar ayaa ka hadashay go’aankii kasoo baxay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ee ku saabsanaa xujeyda dalka Qatar.
Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis ayaa bixin doona sanadkan dhammaan wixii kharash ah oo ku baxaya Xujeyda ah muwaadiniinta dalka…
Boqorka Sacuudiga ayaa amar ku bixiyay in diyaarado toos ah loo diro oo magaalada Dooxa ee dalka Qatar kasoo qaaday…
Turkey is set to open the largest military camp in Somalia, where locals are battling an Islamist militant group in…
Dowlada Qadar ayaa maanta ku dhawaaqday inay ilaa 80 dal oo dunida ah u fasaxday inay fiiso la’aan ku tegi…
Israel ayaa doonaysa in ay xirto xafiiska telefishanka Qatar laga leeyahay ee Al-Jazeera ku leeyahay dalkeeda, isla markaana ay ruqsadda…
Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday tallaabo cusub oo deganaansho rasmi ah lagu siinayo dadka aan u dhalan dalkaasi ee khibrada…
Iyadoo ay bishii labaad gashay xiisadda diblomaasiyadeed ee ka tagaan Khaliijka ayaa fadeexad kale ay ku soo baxday dalk Imaaraadka…
Isbaheysiga Sacuudiga ee ka xayiraadda ku soo rogay dalka Qatar ayaa soo saaray liis kale oo ku saabsan kooxo iyo…
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayin Erdogan ayaa si weyn oo diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Dooxa ee dalka Qadar.
https://youtu.be/VxO1oLTxtiw
Ciidamada Turkiga ayaa weli ku qulqulaya dalka Qatar, kadib heshiis si degdeg labada dal u gaareen oo ku saabsan saldhigga…
Imaaraadka ayaa fadeexad weyn ku soo baxday kadib markii saraakiil sirdoon oo Mareykan ah ay sheegeen inuu ka dambeeyay weerarkii…
Iyadoo uu dhowaan furmay kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Federaalka ayaa la sheegay in Guddiga Arrimaha dibadda Baarlamaanka uu qoraal abuuraya xiisad…
