Wasiiro ka tirsan dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kulan ku yeeshay magaalada Abidjan ee dalka Ivorycoast.
Browsing: Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka digay in khilaafka ka dhex taagan dalalka Khaliijka uu xiisad ka dhaliyo dalalka…
Isbaheysiga dalalka kasoo horjeeda dalka Qatar ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay inay tallaabooyin hor leh ka qaadi doonaan…
Dowladda Mareykanka ayaa digniin kasoo saaray khilaafka ka dhex taagan dalalka Khaliijka, iyadoo sheegtay in xaaladu ay gaartay is mari…
Shir ay magaalada Qaahira ku yeesheen isbaheysiga dalalka qaadacay dalka Qatar ayaa laga soo saaray bayaan lix qodob ka kooban…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Adis ababa kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga.
Xaalad cusub ayaa laga dareemay khilaafka u dhaxeeya dalalka Khaliijka iyo Qatar, iyadoo ay shalay ku dhammaatay mudaddii 10-ka maalmood…
Dowladda Maraykanka ayaa ku tilmaamtay xiisadda sii socota ee u dhexeysa dalka Qadar iyo waddamo kale oo Carab ah, in…
Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hor timid, jawaab degdeg ahna ka bixisay dalab ay soo jeediyeen dalalka Sacuudiga iyo…
Afar dal oo Carbeed ayaa dawladda Qatar ka dalbaday liis ay ku qoran yihiin 13 dalab oo ay waajib tahay…
Mid ka mida hogaamiyeyaasha dhaqanka Soomaalida ayaa ku yaboohay inuu dhexdhexaadinayo dalalka Khaliijka Carbeed ee khilaafku ka dhaxeeyo.
Ciidamada Turkiga qeybtii ugu horeysay ayaa gaartay dalka Qatar, kadib heshiis labada dal dhex maray oo Baarlamaanka Turkiga uu ansixiyay…
Dowladda Sacuudiga ayaa la sheegay inay hakisay lacag ay ugu deeqday dowladda Soomaaliya oo lagu waday in soo gaarto dowladda…
Dowladda Suudaan ayaa ku adkeysatay mowqifkeeda ah inaysan dhinac raadin khilaafka ka dhex taagan dalalka Khaliijka.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa dalka Pakistan si cad ugu sheegtay inuu kala doorto cidda uu la jiro Isbaheysiga Sacuudiga iyo Dalka…
Dowlada Sacuudiga ayaa markale ku edeesay dalka Qatar inay taageerto argagixisada, sidoo kalena ay faragelin ku sameyso arrimaha wadamada kale.
Waxaa gebi ahaan la joojiyay bartii Telefishanka Aljazeera ku lahayd barta warbaahinta bilsahda ee Twitterka.
Dowladda Masar oo ka mida isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ee ka horjeeda dalka Qatar ayaa ku yaboohday inay ciidamo u…
Imaaraadka Carabta ayaa qaaday fulinta tallaabadii ugu horeysay ee lagu abaal marinayo maamulada ka jira Soomaaliya ee la saftay Isbaheysiga…
Dowladda Jabuuti ayaa ku eedeysay dalka Ereteriya inuu ciidamo soo dhoobay xuduudka labada dal iyadoo ka digtay dagaal dib u…
