Mareykanka ayaa ku dhawaaqay heshiis uu diyaarado dagaal uga iibinayo dalka Qatar, arrintan oo ku soo beegantay iyadoo xiisad diblomaasiyadeed…
Browsing: Qatar
Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) ayaa beeniyay in arrimo dhaqasle lagu soo qaaday shiar dhex maray…
Dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga ayaa qaaday tallaabooyin ay siyaasad ahaan cadaadis ku saarayaan madaxweynaha Soomaaliya.
Dowladda Qatar ayaa ku dhwaaqday inay ciidamadeeda kala baxday xuduudka u dhaxeeya dalalka Jabuuti iyo Ereteriya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku adkeysanaya inuu Soomaaliya ay dhexdhexaad ka tahay khilaafka ka dhaxeeya dalalka Khaliijka iyo…
Dowladda Erteriya oo hore mowqif dhexdhexaad ah ka qaadatay khilaafka dalalka Khaliijka ayaa hadda si buuxda ula safatay Sacuudiga iyo…
Dowladda Soomaaliya ayaa diyaarisay mashaariic fara badan oo Boqortooyada Sacuudiga ay maalgelin doonto.
Waxaa la isla dhex marayaa warar sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya uu diiday lacag uga timid dalalka Khaliijka si uu xiriirka…
Dowlada Itoobiya ayaa go’aan dhexdhexaadnimo ah ka qaadatay khilaafka diblomaasiyadeed ee ka dhex oogan dalalka Khaliijka.
Dowladda Soomaaliya ayaa dhex u gashay loolan adag iyo diblomaasiyad iska horjeeda oo ka dhalatay xiisadda ka taagan dalalka Khaliijka…
Wasaaradda Waxbarashada Sucuudiga ayaa amartay in maktabadaha iyo xarumaha cilmiga dalkaasi laga saaro Kitaabada uu qoray Sheekha caanka ah ee…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa fal laga naxo kula kacday Soomaali ka qeybgalay tartanka Caalamiga ah ee Qur’aanka Kariimka ee Dubai.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho wafdi ka socda dalka Qatar oo magaalada Muqdisho…
Go’aan Ka Soo Baxay Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland
Kadib markii ay qaraxay xiisada diblomaasiyadeed ee Khaliijka oo Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ay xiriirkii u jareen dalka Qatar…
Dowladda Sacuudiga iyo dalalka Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ayaa soo saaray Liis ay sheegeen inuu yahay Shakhsiyaadka iyo ururada argagixisada…
Dowladda Sacuudiga ayaa magaalada Muqdisho u soo dirtay la-taliyaha Boqorka Sacuudiga si uu ugala hadlo xaaladda dalka Qatar, kuna qalqaaliyo…
Wasiiro ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa shalay u dhoofay Boqortooyada Sacuudiga iyadoo raacay diyaarad gaar ah oo uu soo diray…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku adkeystay inuusan qaadaneynin go’aan ka dhan ah dalka Qatar.
Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay in dalkaasi ciidamo u diro Dalka Khaliijka Carbeed ee Qatar.
