Dowladda Jabuuti ayaa shaacisay inay xiriirkii diblomaasi ee ay la lahayd dalka Qatar si weyn hoos ugu dhigtay.
Browsing: Qatar
Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed soo saartay markii ugu horeysay uga hadashay xiisadda diblomaasiyadeed ee ka dhex taagan dalalka Khaliijka.
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Tayyip Erdogan ayaa dhexdhexaadin ka dhex bilaabay dalalka Khaliijka iyo dalka Qatar.
Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wajaheysa cadaadis diblomaasiyadeed iyo xaaladda kacsan ee ka oogan Khaliijka Carabta.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hor yimid Qorshe ay wadatay madaxtooyada Soomaaliya.
Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xiriirkii dublamaasi u jaray dawladda Qadar iyaga oo ku eedeeyay in…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la sheegay aqbalay dalab uga yimid dowladda Qatar oo ku saabsan…
Kulan magaalada Doha ee dalka Qatar ku dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Amiirka Qatar Tamiim Bin Hamad…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo dalka Qataruga qeyb galay shirweynaha Caalamiga ah ee…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta gaaray Magaalada Doxa ee dalka Qatar.
Madaxweynaha Soomaaliya Madaxweyne Farmaajo ayaa magaalada London kula kulamay wasiirka arrimaha dibadda dalka Qatar Sheekh Maxamed Bin C/raxmaan Al-thaani.
Dowladaha Sacuudiga iyo Qatar ayaa ayaa deeq loogu talogalay dadka abaareysan soo gaarsiiyay dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan la yeeshay maanta arrime-fuliyaha dowladda Qatar ee Soomaaliya.
XULASHADA JIMCAHA: Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Xamad kuna yaala magaalada Doxa ee dalka Qatar (Hamad International Airport) ayaa markii ugu…
Wafdi oo uu hogaamainayay Wasiirka arimaha Dibada ee dalka Qatar Khaalid Bin Maxamed Cattiya ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Qatar, Khaalid Bin Mohammad Al Cattiyah, ayaa socdaal aan hore loo shaacin maanta ku yimid…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo socdaal ku jooga magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa maanta barqanimadii kulan…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu danbeyn ku guuleysatay inay soo gabagabeyso kiiska Wadaadka caanka ah ee Sheekh Xasan Daahir Aweys…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar isagoo hogaaminaya wafdi culus oo ka socda…
