Shirkii 40-aad ee madaxda dalalka Iskaashiga Khaliijka ayaa goor dhoweyd oo hadda ah lagu soo gabagabeeyay magaalada Riyad ee caasimadda…
Browsing: Qatar
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa casuumaad u diray Amiirka Dalka Qatar Hamad Bin Khaliifa Althani, iyadoo uu ku casuumay…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Doxa ee dalka Qatar, halkaasoo ay uga bilaabatay socdaal aan hore…
Dowladda Qatar ayaa deeq Gaadiid ah oo kala duwan soo gaarsiisay Xukuumadda Soomaaliya.
Guddiga dib u howl-gelinta heshiiska Soomaaliya iyo Qadar ee ku saabsan fursad siinta Muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay Dalkaasi ka helaan…
Safiirka dalka Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz iyo safiirka Qatar ee Soomaaliya Xasan Xamza oo la socda wafdi uu hoggaaminayo…
Diyaarad nooca xamuulka ah ee Milateriga oo sida qeybtii ugu horeysay gargaar ka yimid dalka Qatar ayaa maanta ka degtay…
Dowladaha Somalia iyo Qatar ayaa ka gows qabsatay oo ka hor yimid go’aan kasoo baxay shirkii degdega ahaa ee Wasiirada…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida madaxda hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadda ee dalka ayaa noqday siyaasiga Soomaaliga ah ay warbaahinta…
Madaxweynayaasha maamullada taageersan dowladda Somalia ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare si wadajir kulan ula…
Dowladda Qatar ayaa ugu baaqday dhinacyada iyo kooxaha siyaasadda ee Soomaaliya inay meel iska dhigaan khilaafaadka u dhaxeeya, una midoobaan…
Qatar plans to build a new port in Somalia’s central town of Hobyo, ministers from the two nations said during…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isagoo ku sugan dalka Jabuuti war kasoo saaray socdaalka wafdi ka socda dalka Qatar…
Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday inay fulineyso dhismaha Dekadda Hobyo ee Gobolka Mudug, kadib heshiis ay magaalada Muqdisho ku kala…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Qatar, ahna Wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi sheekh Mohamed Bin C/raxmaan Althani ayaa maanta si weyn…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socda dalka Qatar, iyadoo wadooyinka muhiimka ah ee Caasimadda oo xiray wafdigan…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar C/risaaq Faarax Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda caafimaad ee dhaawacyada loo qaaday dalka…
Sheekh Cali Maxamuud Xasab (Wajiis) oo la sheegay inuu yahay La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka ayaa ka…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa maanta hortegay Guddiga Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, iyadoo su’aalo laga weydiiyey arrinta…
Wararka laga helayo magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa sheegaya in Qalliin kale lagu sameyn doono guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan…
