Wararka laga helayo magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa sheegaya inuu geeriyooday mid ka mida dhaawacyadii loo qaaday dalka Qatar…
Browsing: Qatar
Waxaa isbitalka Hamad ee magaalada Doha lagu daweynayaa 12 qof oo ah dhaawacyadii laga qaaday magaalada Muqdisho ee uu ka…
An official source at the Ministry of Foreign Affairs said that the State of Qatar on Thursday dispatched an equipped…
Warbaahinta dalka Imaaraadka Carabta ayaa qortay waxa laga yaqaan ganacsadaha ku soo baxay Warbixinta Wargeyska New York Times ee la…
Warbixinta uu qoray Wargeyska New York Times ee ku saabsan loolanka dalalka Khaliijka ku dhex maraya Soomaaliya ee gaaray in…
Maamulka Puntland ayaa shacisay inay soo bandhigeyso baaritaanka dilka agaasimihii Dekadda Boosaaso ee shirkadda Shirkadda P&O Ports Paul Anthony Farmosa…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay arrinta ku saabsan warbixinta ay qortay Wargeyska New York Times…
Full statement by the Government Communications Office in response to the New York Times (22/7/19)
Dowladda Qatar ayaa jawaab ka bixisay warbixin dheer oo Wargeyska caanka ah ee New York Times ka qoray doorkeeda Soomaaliya,…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka dalabday inuu baaritaan ku sameeyo dowladda Qatar oo lagu eedeeyay…
Wargeyska New York Times ee dalka Mareykanka ayaa kashifay in Dowladda Qatar ay ku lug lahayd ugu yaraan mid ka…
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Maamulka Hir-shabeele Maxamed Cabdi Waare , ayaa Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn u dhaliilay hab dhaqanka dowlada Qatar ee Soomaaliya, isagoo safiirkeeda u jooga Soomaaliya…
Diyaarad milateri oo laga leeyahay dalka Qatar iyo wafdi ka socda Wasaradda Gaashaandhigga dalkaasi ayaa ka degay Magaalada Dhuusamareeb ee…
Diyaaradda heerka caalamig ee Qatar Airways ayaa duulimaadkeedii ugu horeysay maanta ka bilowday garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa ku gacan seyrtay oo diiday codsi uga yimid dalka Imaaraadka Carabta oo ku…
Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre.
Ciidamada Dalka Qatar ayaa helay qeybtii ugu horeysay diyaaradaha dagaalka ee Rafale oo Faransiisku sameeyo, kuwaasoo lagu soo bandhigay xaflad…
Wasiirka Arrimaha dibadda Qatar Mohamed Bin Abdirahmah Althani ayaa caawa ka hadlay mowqifka dowladda Qatar ee go’aanadii kasoo baxay shirarkii…
Dowladda Qatar ayaa ka hor timid go’aannadii kasoo baxay shirarkii degdega ahaa ee dalalka Khaliijka iyo Jaamacadda Carabta ee ka…
