Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»XOG: Maxaa laga yaqaan Ganacsadaha Qatar ee ku lug yeeshay Qaraxyda Boosaaso?

    XOG: Maxaa laga yaqaan Ganacsadaha Qatar ee ku lug yeeshay Qaraxyda Boosaaso?

    July 24, 2019Updated:July 24, 20192 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warbaahinta dalka Imaaraadka Carabta ayaa qortay waxa laga yaqaan ganacsadaha ku soo baxay Warbixinta Wargeyska New York Times ee la sheegay inuu telefoon kula xiriiiay Safiirka dalka Qatar ee Soomaaliya, kuna wargeliyay in qarax magaalada Boosaaso ka dhacay bishii May ay ka dambeeyeen saaxiixbada Qatar si halkaas looga eryo Imaaraadka.

    Ganacsade Khaliifa Kayid Al-muhannnadi, haddiiba laga baaro mareegta Google lama helayo macluumaad ku saabsan ninkan oo New York Times ay sheegtay inuu u dhow yahay Amiirka Qatar Tamiim Bin Hamad, waxaana kaliya la soo ogaaday inuu ka mid ahaa wafdiga Amiirka Qatar ee booqday dalka Indonesia, sida laga soo xigtay saxaafadda dalkaasi oo aan magacaabin.

    Warbaahinta Imraaaadka ayaa ganacsadahan ku sheegtay inuu yahay Sirdoon Dhar cad, mas’uulna ka ah maalgelinta argigixisada, isagoo taageera kooxo ka dagaalama dalka Liibiya, xisaabo Bankiyeedna ka furtay dalka Tunisa, warkan waxay sheegtay Skynews Arabia in laga soo xigtay war ay qoreen saxaafadda Tunisia, iyadoo aan caddeyn u keenin.

    Dalka Liibiya waa goob kale oo Soomaaliya la mida, waxaana ku loolama dalalka Imaaraadka iyo Liibiya, iyagoo kala taageerada Jeneraalka Khalifa Haftar oo Imaaraadku hubeeyo iyo dowlada KMG ah ee Triboli fadhigeedu yahay oo Qatar iyo Turkiga ay taageeraan.

    Warbaahinta Imaaraadka ayaa sidoo kale qrotay in Ganasadgan Kaayid Al-muhindi lagu eedeeyey inuu si toos ah u maalgeliyo kooxaha argigixisada jooga dalalka Liibiya oo ay ula jeedaan dowladda KMG ah ee dalkaasi iyo ciidamadeeda, sida laga soo xigtaty Afhayeenka ciidamada Gen. Haftar Axmed Al-mismaari.

    Ganacsadahan Khaliifa Kaayid Al-muhindi ma jirto warbixin cad oo dhexdhexaad ah oo laga hayo xaaladiisa marka laga reebo inuu u dhow yahay Amiirka Qatar, iyadoo weli aan la helin sawirkiisa saxda ah, kaliya waxaa la helay isagoo dad ku dhex jira, waxayna wixii intaas ka baxsan noqonayaan dagaalka warbaahineed iyo loolanka u dhaxeeya Imaaraadka iyo dalka Qatar.

    Warbixinta ay qortay New York Times 22-kii bishan July ayaa soo kicisay kooxaha taageera danaha Imaaraadka ee Soomaaliya, halka dowladda Federaalka ee taageerada ka hesha Qatar iyo taageerayaasha ay difaacayaan dowladda Qatar.

    Dowladda Qatar miyaa ka danbeysay Qaraxyadii ka dhacay Boosaaso.!? [Sir ay kashiftay New York Times]
    Qatar Somalia UAE
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSaraakiil ka tirsan Xoogga Dalka oo ka qalin jebiyay Saldhigga Ciidamada Turkiga.. [Sawirro]
    Next Article Guddiga Doorashada Jubaland oo Dib u saxay Odayaasha soo xulaya Barlamanka [Akhriso Liiska cusub]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo