Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»XOG: Sirdoonka Imaaraadka Ma wuxuu dhageystaa Telefoonada Madaxda Somalia & Safiirada..?

    XOG: Sirdoonka Imaaraadka Ma wuxuu dhageystaa Telefoonada Madaxda Somalia & Safiirada..?

    July 24, 2019Updated:July 24, 20192 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warbixinta uu qoray Wargeyska New York Times ee ku saabsan loolanka dalalka Khaliijka ku dhex maraya Soomaaliya ee gaaray in la isku adeegsado aragixiso wuxuu dibadda u soo saaray arrimo badan oo hore tuhun u ahaa.

    Qoraalka Wargeyeska: “With Guns, Cash and Terrorism, Gulf States Vie for Power in Somalia” waxaa saldhig u ahaa Ccod telefoon si sir ah looga duubay Ganacsade u dhashay dalka Qatar iyo safiirka Qatar u jooga Soomaaliya oo muujinaya in Qatar ay ku lug leedahay ugu yaraan hal qarax oo ka dhacay magaalada Boosaaso waxay soo shaac bixisay arrimo badan oo hore loo tuhunsanaa balse hadda si rasmi loo ogaanayo.

    Ka sokow in Qatar ay danaheeda dartiis iyo loolanka ay kula jirto Imaaraadka u mareyso dariiqyo kala duwan oo argagxisadu ka mid tahay, warbixintan waxay muujisay in Sirdoonka Imaaraadka uu si weyn uga howlgalo Soomaaliya, isagoo dhageysta telefoonada madaxda Soomaalida iyo safiirada shisheeye ee jooga Soomaaliya.

    [Akhriso: Ciidamada Imaaraadku maamulo oo weerarray Guriga Senator Cabdi Qeybdiid]

    New York Times waxay sheegtay Codka la duubay ee dhex may safiirka Qatar ee Soomaaliya iyo Ganacsadaha reer Qatar ay ka heshay Sirdoonka dal ka horjeeda danaha Qatar, kaasoo isla markiiba la fami karo inuu yahay Imaaraadka Carabta oo hore ugu eedeysnaa faraghelinta arrimaha Soomaaliya, laaluush uu siiyo madaxda maamul Goboleedyada iyo heshiisyo aanuy soo marin dowladda federaalka oo uu la galay maamullada Somaliland, Puntland iyo kuwa kale,.

    Dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka oo xiriir hoose oo saaxiibtinimo la leh Israa’iil ayaa hore u basaasay oo dhageysatay telefoonada xubno mucaarad ku ah dowladahooda oo uu ka mid ahaa saxafigii lagu dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Ankara, dalka Turkiga, waxayna adeegsadaan barnaamij ay ka iibsadeen shirkad laga leeyahay Israa’iil oo lagu magacaabo NSO Group, fadhigeeduna yahay magaalada Tel Aviv.

    Shirkadan waxay sameysaa Barnaamijyo sirdoon oo loogu talogalay in lagu dhageysto telefoonada madaxda dalalka kale, dadka muhiimka ah iyo dhinacyada ay iska horjeedaan, wuxuuna ku kacayaa maalaayiin doolar, iyadoo xubno ka mida mucaaradka Sacuudiga ee ku nool  dalalka reer galbeedka ay dacwad ku fureen shirkaddan, kadib dilkii Jamal Kashoqgi.

    Warbixinta Wargeyska New York Times waxay mar kale fureysaa dagaalkii Imaaraadka iyo Qatar ay isku heysteen inay danahooda ka fushadaan Soomaaliya, waxayna maamuladii iyo xubnihii ku xirnaa Imaaraadka u noqoneysaa fursad cusub oo ay u adeegsadaan inay ku abuuraan khalkhal iyo qeylo dhaan siyaasadeed, mooshino ama war-saxaafadeedyo, iyadoo fulinaya danaha Imaaraadka, halka dowladda iyo taageerayaasha ku mashquul doonaan difaaca dowladda Qatar.

    NSO Group Qatar UAE UAE-Qatar battle over Somalia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticlePuntland oo bilowday olole ka dhan ah dowladda Qatar. [Dilkii agaasimaha Dekadda Boosaso & Saameynta UAE]
    Next Article Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka oo ka qalin jebiyay Saldhigga Ciidamada Turkiga.. [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo