Madaxda Dowladda Somalia ayaa lagu eedeeyay inay taageero dhaqaale u raadsadeen dalka Qatar si ay ugu adeegsadaan doorashooyinka soo socda…
Browsing: Qatar
Ra’iisul Wasaaraha xukuumAdda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, iyadoo ay halkaasi kusoo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuuamdda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar.
Amiirka dowladda Qatar Amir Tamin Bin Hamad Althani ayaa ku dhawaaqay taageero dhaqaale oo uu siinayo dadka reer Falastiin munaasabadda…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Axmed Ciise Cawad ayaa ku sugan dalka Qatar, iyadoo uu halkaasi kulan kula yeeshay…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa saaka ka degay Magaalada Doha ee dalka Qatar iyadoo booqashadan ay tahay mid rasmi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii socdaal laba…
Madaxtooyada Somalia ayaa sidii caadiga u ahayd faafisay war ku saabsan socdaalka Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ee dalka Qatar, iyadoo…
Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday taageero dhaqaale oo lagu kabayo miisaaniyadda dowladda Soomaaliya, kadib wadahadal magaalada Doha ku dhex maray…
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa Galabta ka degay magaalada Doha ee dalka Qatar.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda magaalada…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha labada wado ee soo gala magaalada Muqdisho, kuwaaso dowladda Qatar ay maalgelineyso.
Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Saynab Cabdi Macalin ayaa Socdaalkeedii labaad ku mareysa dalka Qatar kadib shir ay uga soo qeyb gashay…
Aabaha dhalay Laacibka dalka Qatar ee Akram Cafiif oo qeyb weyn ka qaatay guushii xulka dalkaasi ee koobka Aisa ayaa…
Ciidamada dowladda Qatar ayaa dhoolatus milateri la sameeyay dalalka Turkiga iyo Mareykanka isla hal maalin oo ahayd shalay 30-kii Janaayo…
Laacib asalkiisu yahay Somali ayaa wacdarro ka dhigay taranka kubadda cagta dalalka Asia ee Asian Cup oo ka socda dalka…
Dowladda Qatar ayaa Soomaaliya ugu deeqday Gawaarida Gaashaaman ee ciidamada, iyadoo xaflad ka dhacay Dekadda Muqdisho ay kula wareegeen Wasaaradda…
Dowladda Qatar ayaa saraakiil milateri u soo dirtay magaalada Muqdisho iyagoo kulamo la yeeshay madaxda dowladda Soomaaliya iyo Taliska ciidamada…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga dalka Qatar ayaa kulan la yeeshay Amiirka Dalka Qatar Tamiim…
Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti, ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan…
