Hoggaanka sare ee Alshabaab ayaa bayaan culus kasoo saaray go’aankii madaxweynaha Mareykanka ugu aqoonsaday magaalada Qudus caasimadda Israa’iil.
Browsing: Qudus
Israaa’iil ayaa weerarro cirka ah oo is daba joog ah ku qaaday marinka Gaza ee dhulka Falatiin oo ay ka…
Sheekha Azhar Axmed ADayib ayaa qaadacay kulan hore loo qorsheeyay inuu la yeesho madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence oo…
Falastiiniyiin ka careysan ayaa bannaanbaxyo waaweyn ka oogay magaalooyinka Daanta Galbeed ee la heysto iyo Gaza.
Waxaa salaadii Jimcaha kadib magaalada Muqdisho ka dhacay bannaanbax looga horjeedo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ku dhawaaqay in magaalada…
Qudus waxay kamid tahay Magaalooyinka ugu qadiimsan Caalamka. Wuxuu Cumrigeeda ku dhowayahay 5-Kun oo Sano waxayna Saldhig usoo noqotay Diimaha…
Maamulka dowladda Falastiin ayaa la sheegay inay qaadaceen la kulanka madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo socdaal ku tegi doona Bariga…
Bannaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo go’aankii madaxweynaha Mareykanka ee in magaalada barakeysan ee Qudus ay ahay caasimadda Yuhuudda ayaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay go’aanka uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Israel.
Guddoomiyaha Hay’ada Culimada muslimiinta Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi ayaa farriin uu soo diray oo ku saabsan xaaladda magaalada Qudus ku sheegay…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa cambaareeyay go’aanka madaxweynaha Mareynkanka Donald Trump uu Jerusalem ugu aqoonsaday caasimadaa Israel,wuxuuna Erdogan sheegay…
Madaxda caalamka ayaa si weyn uga fal celiyay go’aankii uu soo saaray madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ahaa inuu magaalada…
Waa shaacin aan la fileyn in madaxweyne Trump uu noqdo qofkii ugu horeeyay ee Qudus u aqoonsada in ay tahay…
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Erdogan ayaa madaxweynaha Mareykanka uga digay inuu magaalada Qudus u aqoonsado caasimadda Israa’iil.
Saddex askari oo israa’iiliyiin ah ayaa waxa toogasho ku dilay nin falastiini ah oo hubeysan oo weerar ku qaaday.
Shan qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay Masjidka barakeysan ee Al-aqsaa, kadib dabley Falastiiyiin ah oo weerar ku qaaday…
