Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa dib u sixitaan ku sameeyay go’aanadii shalay kasoo baxay golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya, isagoo ku…
Browsing: Ra’iisal wasaaraha
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay shir ka dhacay Markab dagaal oo taagan Xeebaha Muqdisho.
Inta badan madaxda sare ee dowladda Soomaaliya iyo wasiirada xukuumadda ayaa iska xaadiriyay xarunta wasaaradd Gaashaandhigga Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar cusub soo saaray maanta, kaasoo ku socda wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan casho sharaf ah caawa ku casuumay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Jahawareer iyo hubanti la’aan ayaa hareysay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, kadib markii loo yeeray saxaafadda caawa 9:00 fiidnimo si loo shaaciyo…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa dalab culus hordhigay xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaaliya kadib kormeer uu maanta…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ugu horeeyay la yeeshay xubno ka socday saxafiyiinta Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa bilaabaya qorshe cusub oo uu ku soo xulayo Golaha wasiirada.
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre magacaabiddiisa lama filaanka ahayd iyo taariikhdiisa nololeed ka sokow wuxuu leeyahay taariikh siyaasadeed oo yaab…
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa digniin hordhac ah kasoo saaray arrinta musuqmaasuqa baahay ee dalka ka…
Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa durba bilaabay olole uu ku doonayo inuu kalsooni uga helo Baarlamaanka…
Magacaabidda xilka Ra’iisal jagada Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ma ahayn oo kaliya degdeg ee waxay noqotay lama filaan aan loo…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa kashifay sababta uu xilka Ra’iisal wasaaraha ugu magacaabay Xasan Cali Kheyre.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa kulan socday muddo ku laba saacadood oo dhex maray odayaasha iyo xildhibaanada labada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa quus ku riday beelaha ku tartamaya xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.
Iyadoo uu socdo olole loogu jiro xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya musharaxiin sheegtay in xilkaasi loo magacaabi doono.
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah u bilaabay la-tasiyada ku saabsan magacaabidda Ra’iisal wasaaraha.
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shuruudo adag u dhigay shaqsiga uu doonay inuu u magacaabo Ra’iisal wasaaraha…
24 saacadoo kadib doorashadii Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya waxaa si degdeg u bilowday ololaha loogu jiro xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.
