Tababarraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa shaaciyey goor dhoweyd inuu isaga tegay shaqadii tababarre ee kooxda Real Madrid.
Browsing: Real Madrid
Baraha bulshada dadka carabta iyo jamaahiirta taageerta laacibka kubadda cagta ee reer Masar una ciyaara kooxda Liverpool Mohamed Salah ayaa…
Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay lasoo wareegtay ool dhaliyihii kooxda Real Madrid ee Alvaro Morata.
Kooxda Real Madrid ayaa ku guuleystay Koobka Horyaalada Yurub 2015/16 kadib markii rigoorayaal 5-3 ay uga badisay kooxda ay xafiiltamaan,…
