Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Soonka Laacibka Mohamed Salah ee Fiinaalka ee Horyaallada Yurub oo Dood weyn ka dhalisay Baraha Bulshada [Sawirro]

    Soonka Laacibka Mohamed Salah ee Fiinaalka ee Horyaallada Yurub oo Dood weyn ka dhalisay Baraha Bulshada [Sawirro]

    May 25, 2018Updated:May 25, 20181 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Baraha bulshada dadka carabta iyo jamaahiirta taageerta laacibka kubadda cagta ee reer Masar una ciyaara kooxda Liverpool Mohamed Salah ayaa waxaa hareeyay dood ku saabsan Soonka laacibkan iyo inuu furi doono ciyaarta kama danbeysta ah ee dhex mari doonta Sabtida kooxaha Liverpool iyo Real Madrid.

    Sawirro muujinaya Mohamed Salah oo aad u daallan, lana tababarranaya kooxdiisa ayaa sii kiciyey doodan iyadoo wargeysyada qaarkood ay kasoo xigteen ciyaaryahanka reer Masar inuusan marna soonkiina iska furi doonin ciyaarta darteed, maalinta sabtida ahna uu soomi doono ka hor ciyaarta.

    Ciyaarta kama danbeysa ah ee koobka kooaha Horyaallada Yurub ee ka dhici doonta magaalada Kiev ee dalka Ukraine ayaa soonku qaadanayaa 18 saacadood oo ah waqti aad uga dheer kan caadiga ah ee laga soomo Afrika iyo Bariga Dhexe.

    Ciyaaryahanka Mohamed Salah ayaa hore looga soo xigtay in guusha uu ka gaaray ciyaarta kubadda cagta ay ahayd mid u Alle u hibeeyay, isaguna uusan waxba ka bedeli doonin cibaadadda soonka.

    Sidoo kale laacibka kale ee ay isku kooxda yihiin Sadio Mane oo isna ah muslim ayaa la sheegay in laga yaabo inuu soomo, sida Mohamed Salah oo kale. Waxaana arrinta Mohamed Salah ka wadahadlay kooxda Liverpool iyo Madaxda xulka dalka Masar.

    Champions League Liverpool Mohamed Salah Real Madrid Sports
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleIGAD oo ka digtay Duufaan cusub oo ku soo fool leh Xeebaha W/Bari ee Soomaaliya [Daawo Saadaasha]
    Next Article Maxaa keenay in Facebook uu dadka adeegsado ka dalbado inay u diraan sawiradooda oo qaawan..? [Akhriso Yaabkan]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo